08/03/2023
Graphic design & video editing waxey kaalmaha h**e kaga jiraan 10ka shaqo ee caalamka ugu mustaqbalka wanaagsan 2035, tirokoobkii ugu danbeeyey.
Ma dooneysaa inaa lahaatid xirfad gaar kuu ah, oo kaga shaqeysan kartid adigoo gurigaaga jooga meel walba daafaha dunida.
Ma ka daashey inaa cv geyso shirkadaha, ma dooneysa inaa gacantaada ku sameysitid CV profisional ah oo lagaa doorto boqalaal cv.
Ma dooneysa inaa ku shaqeysatid adigoo jooga gurigaaga si digtaal- online ah.
Ma dooneysaa inaa hayeesiin ku sameysatid goobtaada ganacsiga adigoo qofkale lacag siin.
Xiligii h**e waxaa li dhihi jirey ummigu(qofka aan wax aqrin waxna qori Karin) kadib waxey isku badashey in loo yaqaaano ummigu qofka aan aqoonin sida loo isticmaalo aalada kombuyuutarka, laakiin waqtiga aynu joogno waxaa isku badashey umigu waa qofka aanan awoodin siduu ku hormarsiin lahaa afkaartiisa, hal-abuuradiisa ama ganacsigiisa si digital ah, sidaa daraadeed koorsigaan waxey kuugu xireysaa suuqa digitalka-ah, sifududna ugu shaqeysan kartaa suuqyada caalamiga ah, adigoo shahahado jaamcadna u baahanin ama in cv meel geyso.
Fursadaan waxeynu ugu tala galaney iney ka faaideystaan, kuna kaalmeyno iney xirfad u gaar ah lahaadaan, si fududna ugu shaqeysan karaan haldoorada soomaaliyeed ku dhaqan dalka kenya gaar ahaan nairobi.
Iska diiwaan gali lanbarada hoose ku qoran. Diiwaan galintu waxey ku egtahay taariikhda 12/03/2023.
0715244437
0701472518
Juja B Extension on Muratina Road,Opposite Muratina Tower, Nairobi, kenya
-----------------------------------------------------------------------
Course sponsored by AADD Digital DesignWe Are a digital world …we are Everywhere.
Our offices:
Rwanda, Kigali: +250790394911
Turkey Istanbul: +905528918093
WhatsApp link https://wa.link/xj2ozb
[email protected]
adddigitaldesign.com
ADDA Academy is a learning institution dedicated to providing high-quality education and training.