Faculty of Agriculture and Environmental Science-Mogadishu University

Faculty of Agriculture and Environmental Science-Mogadishu University

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faculty of Agriculture and Environmental Science-Mogadishu University, College & University, Taleh, Hodan, Mogadishu.

Photos from Faculty of Agriculture and Environmental Science-Mogadishu University's post 29/04/2026

Kulliyada beeraha iyo culuumta deegaanka Jaamacada Mogadishu ayaa qabatey dhowr activity usbuucii la soo dhaafey;
qaar kamid ah ardeyda kulliyada aya dhir beeris ku sameeyey kambaska weyn ee jaamacada iyagoo xusayey munaasabada maalinta dhir beerista qaranka, kulliyada ayaa soo agaasintey workshop aad muhiim u ahaa kasoo cinwankiisu ahaa Adeegsiga Badbaadsan ee Sumaha Beeraha si loo ilaaliyo badqabka deegaanka loona hormariyo waxsoosaarka beeraha. Sidoo kale kulliyada waxey maalinta Axada (26-04-2026) qabatey seminar aad muhiim u aha oo la xiriirey maadada Plant biotechnology.

Photos from Faculty of Agriculture and Environmental Science-Mogadishu University's post 28/04/2026

Ardeyda sanadka 4aad ee kuliyadda ayaa loo qabtay aqoon korosi ku sabsan "Mabaadi'da, Farsamooyinka iyo Isku-dhafka taranka iyo technologiyadda dhirta si loo hagaajiyo waaritaanka dalagga.

Aqoon korosiga waxaa jeediyey Mohamed Mursal Ibrahim (PhD cand.)

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 19/04/2026
25/02/2026

Waa muuqaal kooban oo kusaabsan tijaabooyin ay sameeyen qar ka mid ah ardeyda kulliyada beeraha iyo culuumta deegaanka ee jaaamacada Mogadishu. Ardeydu waxey tijaaboyin ku sameeyeen dalagyada kala ah qamadi, Bisbaas, gabal daye iyo dalagyo kale.

20/11/2025

Hambalyo Xildhibaanka cusub ee kulliyadda Beeraha iyo culuumta Deegan ka Mohamed Abdi Hassan.

05/11/2025

Kulliyadda beeraha iyo deegaanka ee jaamacadda Mogadisho waxay hambalyo u diraysa ardayda berri u dambaal-dagaysa xafladooda qalin badalashada gaar ahaan ardayga kow u galay kulliyadda Beeraha iyo deegaanka Salman Mohamed Abdinor. Waxay u rajanaysa asaga iyo ardayda kale hormar iyo baraare.

03/10/2025

Ka faideeso half scholarship ay kuugu talagashay jaamacadda Muqdisho, kulliyada beeraha iyo cilmiga deegaanka.

Photos from ‎Mogadishu University  جامعة مقديشو‎'s post 02/10/2025

We committed to improve our student's knowledge and understanding about Agriculture and Environmental science by engaging with key issue. Thank you Ustaad Hussein Mohamed Osman for your contribution.

02/10/2025

Kulliyadda beeraha iyo cilmiga deegaanka waxa uu qabanaaya seminar "Estimating crop water requirements using FOA crop water software for Efficient irrigation planning"

22/09/2025
18/09/2025

Welcome to faculty of Agriculture and Environmental Science.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Taleh, Hodan
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 16:00
Tuesday 07:30 - 16:00
Wednesday 07:30 - 16:00
Thursday 07:30 - 16:00
Saturday 07:30 - 16:00
Sunday 07:30 - 16:00