13/12/2023
Ascww. Waxaa dhammaan ardeydii isu diiwaan gelisay koorsada ECG iyo Ultrasoundka lagu wargelinayaa in codsi noogaga yimid ardeyda qaarkood in bilowgii casharada Dib loo dhigay ayna bilaaban doonaan ilaah idinkiis 27/12/2023 saacadu Markey tahay 8 saac galabtii. Mahadsanidiin .waxii faah faahin ah wac . 0619998830
04/12/2023
Ascww. Dhamaan ardeyda iyo dhakhaatiirta waxaa lala socod siinayaa in Prof.Dr Nunow, qabiirkii ECG horayna af soomaali ugu tarjumay buuga caanka ah ee ECG made easy ee uu qoray J. Hampton uu bilaabayo dhowaan ECG course. Cidii daneyneyso fadlan is qorista wey socotaa ee yaan lagaa buuxin. Wixii faahfaahin kala xiriir 0619998830 ama 0617328507 ama nagu soo booqo Xarun Xamar Jajab Buundo 2 baad
04/12/2023
Ascww. Dhamaan ardeyda iyo dhakhaatiirta waxaa lala socod siinayaa in Prof.Dr Nunow, qabiirkii ECG horayna af soomaali ugu tarjumay buuga caanka ah ee ECG made easy ee uu qoray J. Hampton uu bilaabayo dhowaan ECG course. Cidii daneyneyso fadlan is qorista wey socotaa ee yaan lagaa buuxin. Wixii faahfaahin kala xiriir 0619998830 ama 0617328507 ama nagu soobooqo Xarunteena xamar Jajab Buundo 2 baad
03/12/2023
Ka mid noqo bahda Momet oo hel tababar caafimaad oo tayo leh
17/05/2021
Ka mid noqo bahda Momet oo kuso biir Courso Nursing & First Aid
17/05/2021
Ka mid noqo bahda Momet oo kuso biir Coursoyib cusub
Diploma in laboratory
Diploma in Nursing
Diploma in Ultrasound
Diploma in Midwifery
17/05/2021
New Course
Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972
ama
Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada Warta Nabada, Laba Dhagax, Kasoo Horjeedka Masjid Al Saxaba 3 Ama Dhismaha Foorno Hilaac
17/05/2021
New Course
Diploma in laboratory
Fadlan Haddii Aad Daneyneeso Nagala Soo Xiriir 0617328507 / 0614449972
ama
Nagusoo Booqo Xarunteena Degmada Warta Nabada, Laba Dhagax, Kasoo Horjeedka Masjid Al Saxaba 3 Ama Dhismaha Foorno Hilaac