20/12/2025
Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda Iskuulka AL-manbac in wasaaradda waxbarashada ay ku dhawaaqday fasax gaaban oo bilaabanaya 21-ka bisha December ilaa 25-ka December.
Ardayda waxaa laga codsanayaa inay si nabad ah fasaxa u qaataan, kana faaโiideystaan waqtigooda.
Waxbarashadu dib ayay u bilaaban doontaa fasaxa kaddib, Insha Allaah