01/07/2023
إنا لله وإنا اليه راجعون
Waxaan u tacsiyeenaynaa Reer Ahmed Nur Mohamed Sabriye, geerida ku timid Allah u naxariistee Walaal Yonis Ahmed Nur Mohamed Sabriye. Samir iyo Iimaan Rabbi ha ka siiyo dhamaan qaraabada, Xaaska iyo Ilmahiisa isagane Janadii fowdowsa Allah ka waraabiyo.