18/07/2023
Community Management of Acute Malnutrition (CMAM).
Jaamacadda Kaah waxey bixineysa Tababar ku saabsan Maareynta Nafaqo xumida ba'an.
Tababarka wuxuu soconaya Isbuuc waxaana ka faa'iideysan kara arday waliba.
La xiriir :
0610808902
Si aad iskaga diiwaan galiso Inta uusan buuxsamin waxaana la qaadan doona 25 Arday.
Koorsadu waa mid si Online ah ku bixi doonta.
12/05/2021
Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed Meel waliba dunida ka joogtaan.
___________
12/05/2021
Maalinta Kalkaaliyeyaasha Caalamiga ah ee Maajo 12. Mowduuca toddobaadkan ee Kalkaalinta Caafimaadku waa .| Waxaan Kajawaabnaa Wicitaanka.
_________________
05/05/2021
This year's International Day of the Midwife (IDM) on 5th May 2021 is being celebrated under the theme of " Invest in Midwives”.
Maalinta Caalamiga ah ee Umulisada (IDM) ee 5ta May 2021 ayaa loo dabaaldegayaa iyada oo hal ku dhig looga dhigay "Maal gasho Umulisooyinka"
_________________
01/05/2021
We are celebrating International Labour Day
1st May 2021.
______________
14/04/2021
!
Ramadaan Kareem Dhamaam Umadda Soomaaliyeed Meel waliba Dunida ka joogan.
Jaamacadda Kaah waxey idin rajeeneysa caafimaad iyo cibaado Suuban.
____________
12/04/2021
!
Ramadaan Kareem Dhamaam Umadda Soomaaliyeed Meel waliba Dunida ka joogan.
____________
21/03/2021
Dowladu waa iney u sinaata amarada waxbarashadu waa aas aaska Nolosha waana waxa kaliya ee dalka ka badbaaday burburki ka dib ma ahan in laga dhigo wax sahal lagu xiri karo waa in laga fikiraa.
________________
01/01/2021
Hambalyo!
Ardayda, howlwadeennada iyo maamulka Jaamacadda Kaah waxay kuugu hambalyeenayaan Sanadka Cusub 2021.
________________