Haydar Medical Training Center

Haydar Medical Training Center

Share

KUSOO DHAWAW XARUUNTA PRACTICALKA CAFIMAADKA EE HAYDAR MEDICAL TRAINING CENTER (HAMET) OO KUTAALO MOGADISHO IYO SHABELADA HOOSE
NAGALA SOO XIRIR ±252614611110

01/07/2026

🇸🇴 Hambalyo 1-da Luulyo!
Munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo, Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed, awgeed, maamulka iyo bahda Machadka Tababarada Caafimaadka Haydar waxay hambalyo diirran u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴�Soomaaliya ha noolaato, horumar iyo nabadna ha ku waarato.

16/06/2026

Waxaa si rasmi ah ubilaaban doono ka faaideysigi fasaxa jaamacaddaha ee ka faideyso fasaxaaga 61 4611110

05/06/2026

Jumca mubarak

26/05/2026

🌙✨ Ciid Wanaagsan ✨🌙

dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan waxan halkan kulawadagaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, horumar iyo barwaaqo. Ciiddaan ciiddeeda kale Alle ha nagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaqo.Haydar Medical Training Center

🎉 Ciid Mubaarak 🎉


22/05/2026

Jumca jamiil

20/05/2026

Dhamaan ardada barata caafimaad ka qeybihiisa kala duwan waxaa bilaaban rabo practical kii xirfadlayaasha caafimaad OO fasaxa ahaay ee ka faideyso fasaxaaga, nagala Soo xirir 61 4611110

12/05/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadada Wadnaha Agagaarka Isgoyska Tarabunka
Mogadishu