Abbe gado Primary & Secondary School

Abbe gado Primary & Secondary School HOYGA AQOONTA

21/08/2026

Dugsiga Hoose, Dhexe & Sare Ee Abbe gado

OGEYSIISDhammaan waalidiinta iyo ardayda waxaa lagu wargelinayaa in:🏫 Isku soo noqoshada dugsiga ay ku beegan tahay 29/0...
21/08/2026

OGEYSIIS
Dhammaan waalidiinta iyo ardayda waxaa lagu wargelinayaa in:
🏫 Isku soo noqoshada dugsiga ay ku beegan tahay 29/08/2026.
πŸ“š Diiyaar garow wanaagsan sameeya, si aad ugu diyaar garowdaan bilowga sannad-dugsiyeedka cusub[2026/2027]
πŸ’‘ Diiyaargarowga wanaagsan waa tallaabada koowaad ee guusha.
TARBIYO IYO TACLIIN WAA ASTAANTA DUGSIGEENA.

π—ͺ𝗔π—₯π—šπ—˜π—Ÿπ—œπ—‘Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir  wuxuu ku wargelinayaa dhammaan Ardayda, Waalidiinta, iyo Guud ahaan Bah...
04/08/2026

π—ͺ𝗔π—₯π—šπ—˜π—Ÿπ—œπ—‘

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ku wargelinayaa dhammaan Ardayda, Waalidiinta, iyo Guud ahaan Bahda waxbarashada in Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad la shaacin doono Maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.
Waxaan u rajeyneynaa Dhamaan Ardayda Guul iyo Natiijo ay ku farxaan Gaar ahaan Ardayda Dugsiga Abbe gado Primary And Secondary School

Weli waxaa socota diiwaangelinta ardayda cusub ee dugsiga abbegado sanad dugsiyeedka 2026-2027.
03/08/2026

Weli waxaa socota diiwaangelinta ardayda cusub ee dugsiga abbegado sanad dugsiyeedka 2026-2027.

Hambalyo Axlaam Maxamed Aadan oo gashay   ee Tobanka Arday ugu Sareeya ee  **a_dambeyska ah Dugsiga Abbe gado ee Sanad D...
30/07/2026

Hambalyo Axlaam Maxamed Aadan oo gashay ee Tobanka Arday ugu Sareeya ee **a_dambeyska ah Dugsiga Abbe gado ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.

Iska diiwaangeli dugsiga Abbe gado. Sanad dugsiyeedka cusub 2026-2027.
23/07/2026

Iska diiwaangeli dugsiga Abbe gado. Sanad dugsiyeedka cusub 2026-2027.

Imtixaanka k**a dambeysta sanad dugsiyeedka waxa uu bilaaban doonaa, Maalinta arbacada ah taariikhdu ku beegantahy 1 Jul...
28/06/2026

Imtixaanka k**a dambeysta sanad dugsiyeedka waxa uu bilaaban doonaa,
Maalinta arbacada ah taariikhdu ku beegantahy 1 July 2026.
Dhammaan ardayda dadaal wacan ayaan u rajeenaynaa inshallah.

08/06/2026

Farriin Wacyigelin Ku Socota Ardayda U Fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad iyo Doorka Maamulayaasha Dugsiyada ardayda dugsiga Abbe gado Primary and Secondary School si fiican dhegta ugu raariciya
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waa ku mahaddanyahay fariintaan

Tababar loo qabtay Ardayda Fasalka 8aad Xarunta Dugsiga Waxa soo jedinayay Eng Hamza Mohamed Husein
07/06/2026

Tababar loo qabtay Ardayda Fasalka 8aad Xarunta Dugsiga Waxa soo jedinayay Eng Hamza Mohamed Husein

Ardaydeenna 8aad waxa ay imtixaanka ku geli doonaan: Hilaal International Academy (B)
04/06/2026

Ardaydeenna 8aad waxa ay imtixaanka ku geli doonaan: Hilaal International Academy (B)

Address

ABBE GADO ISGOYSKA FOORNADA
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252617220914

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abbe gado Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category