30/03/2025
Ciid wanaagsan
Dhammaan Umadda muslimiinta ah gaar ahaan shacabka soomaaliyeed waxaan leenahay ciid wanaagsan allahan naga aqbalo acmaasha wanaagsan ee aan samaynay , muslimiintana dhibka allaha ka dul qaado .
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
عيد مبارك