04/05/2026
Waxaa si habsami leh inoogu socda casharrada Solar-ka
Tamarta la cusboonaysiin karo
Ardaydu waxay si joogto ah u baranayaan rakibidda iyo dayactirka nidaamyada Solar-ka, iyagoo helaya faham qoto dheer oo ku saabsan sida ay u shaqeyso tamarta casriga ah.
Casharradu waxay u socdaan si nidaamsan, iyadoo la isku darayo aragti iyo ku-dhaqan, si loo dhiso xirfad dhab ah oo waxtar leh.
26/04/2026
Mustaqbalkaaga ma rabtaa inaad iftiimiso?
Barashada Computer-ka maanta waa furaha guusha berri!
Hano Academy wuxuu kuu diyaariyey koorsooyin casri ah oo aad ku baran karto xirfadaha loogu baahan yahay waxbarashada iyo suuqa shaqada.
Waxaad baran doontaa:
✅ Basic Computer Skills
✅ Microsoft Word, Microsoft Excel & Microsoft PowerPoint
✅ Internet & Email
✅ Xirfado shaqo kuu sahla
Faa’iidooyinka aad heleysid:
✔ Macallimiin khibrad leh
✔ Casharro fudud oo la fahmi karo
✔ Tababar tayo sare leh
✔ Shahaado la aqoonsan yahay
Ha sugin berri—bilow maanta!
📞 Kala xiriir: +252 61 777 3650
Isdiiwaangeli hadda: https://forms.gle/4AvKHPi46yj1TJYX6
Booqo: www.hanoacademy.edu.so
22/04/2026
Today, April 22, 2026, marks a significant milestone as Hano Academy officially hosted the graduation ceremony for students who successfully completed a comprehensive six-month professional training program in Renewable Energy. This initiative was conducted under the framework of the IMPACT Project.
The event was organized through the collaborative efforts of ADRA, the Ministry of Labour and Social Affairs (MoLSA), the Ministry of Education, Culture and Higher Education (MoECHE), and their esteemed partners.
Distinguished Guests in Attendance:
The ceremony was graced by high-level officials and international partners, including:
Professor Salim, Minister of Labour and Social Affairs.
Director General - MOECHE TVET - Habiba Ali
H.E. Francesca Di Mauro, EU Ambassador to Somalia.
Representatives from the Benadir Regional Administration (BRA).
Save the Children (Consortium Lead), represented by the Country Director. Mohamud Mohamed Hassan
This graduation highlights a shared commitment to youth empowerment and sustainable development. By equipping these young professionals with specialized skills in solar and renewable energy
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Gobolka Benaadir
European Union in Somalia
Save the Children in Somalia
Somalia
21/04/2026
Waxaa si diirran usooo dhaweynay ardayda cusub ee ku soo biiratay Machadka Hano Academy, kuwaas oo bilaabay barashada koorsada Solar-ka.
Shalay waxaa loo qabtay munaasabad soo dhaweyn ah oo lagu dhiirrigelinayay ardayda cusub, laguna muujinayay muhiimadda ay leedahay xirfaddan casriga ah ee dhinaca tamarta.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda bilow wanaagsan iyo guul mustaqbal.
15/04/2026
Waxaa inoo socdo xiisada Harqaanka.
Ha seegin fursadan dahabiga ah ee aad ku baran karto xirfad noloshaada beddeli karta. Maanta gaar Hano Academy oo bilow safarkaaga xirfadeed!
Baro sida dharka loo naqshadeeyo, loo cabbiro, loona tolo
Noqo xirfadle mustaqbal leh
U beddel xirfaddaada shaqo ama ganacsi
Fursadu waa hadda ha dib dhigin!
Wac: +252 61 777 3650
Isdiiwaangeli: https://forms.gle/4AvKHPi46yj1TJYX6
www.hanoacademy.edu.so
15/04/2026
Faraca Hano Academy ee Jowhar ayaa si rasmi ah u qabtay xaflad qalin-jabin oo loo sameeyay ardaydii dhammeystay xirfadaha ku saabsan beeraha casriga ah (Smart Agriculture) iyo qurxinta (Beautification)
Ardaydan ayaa si guul leh u dhameystay tababarrada muhiimka ah ee kor u qaadaya nolosha iyo abuurista fursado shaqo, iyagoo bartay:
Farsamooyin casri ah oo ku saabsan beeraha iyo wax-soo-saarka (Smart Agriculture)
Xirfadaha qurxinta iyo daryeelka (Beautification)
Hal-abuur, is-horumarin iyo shaqo abuur
Xafladdan ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, iyadoo si weyn loogu muujiyay dadaalka iyo kartida ardayda qalin-jabisay
Waxaa sidoo kale xafladda kasoo qeybgalay maamulka Degmada Jowhar, hoggaanka ururka haweenka, iyo bulshada qeybaheeda kala duwan, taas oo muujisay muhiimadda iyo taageerada ay bulshada u hayso horumarinta xirfadaha
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa NRC iyo European Union oo fududeeyay taageerada ardayda, isla markaana ka qeyb qaatay hirgelinta barnaamijkan muhiimka ah
Mas’uuliyiinta iyo macallimiinta Hano Academy ayaa hambalyo iyo dhiirrigelin u diray ardayda, iyagoo ku boorriyay inay xirfadahooda u adeegsadaan horumarinta bulshada
Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay ee barnaamijka labaad!
Hano Academy – Jowhar
Goobta aad ka dhisato mustaqbalkaaga
07/04/2026
Hano Academy waxay kuu diyaarisay Mechanical Course oo dhameystiran, kaas oo aad ku baran karto xirfado muhiim ah oo suuqa shaqada aad looga baahan yahay.
Waxaad ku baran doontaa:
• Dayactirka iyo fahamka mashiinnada
• Aasaaska Mechanical Engineering
• Sida qalabka loo isticmaalo si xirfad leh
• Farsamooyin casri ah oo shaqo kuu furi kara
Isdiiwaangelintu waa furan tahay – ha seegin fursaddan!
Kala xiriir: +252 61 777 3650
Isdiiwaangeli hadda:
https://forms.gle/4AvKHPi46yj1TJYX6
Booqo: www.hanoacademy.edu.so
:farsamada
# machanical
01/04/2026
Hano Academy waxay kuu haysaa fursad gaar ah oo aad ku baran karto Solar Energy waliba si free ah laga bilaabo aasaaska ilaa heer xirfadeed waa fursad kooban.
Waxaad baran doontaa
Sida ay u shaqeyso tamarta qoraxda, Noocyada solar panels & doorashadooda, Rakibid & dayactir xirfadeed Iyo Fursadaha shaqo ee la xiriira solar-ka
Boosaska waa kooban yihiin – ha seegin fursaddan!
kala xarir 617773650
isdiwaangali hadda: https://forms.gle/i8JaUUboxhWeBLgL6
Booqo https://www.hanoacademy.edu.so
La wadaag qof aad jeceshahay si uu uga faa’iideysto fursaddan qiimaha leh.