Yowman Educational Institute

Yowman Educational Institute Yowman is a private Institute that was set up on June 19, 2017. The school has been active for more than 5 years and has produced tens of students.

Yowman is a private school that was set up by Mowlid Abdullahi Hassan "Abaska" in Monday, June 19, 2017. Today these students work in all fields of activities ranging from soldiers to well-known journalists, from businessmen to famous teachers.

15/03/2024

Hala barto afarta kutub la soo dejiyey

18/08/2023
16/08/2022

Qaybta u horreysa marka nabiga (Scw) laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa iyo Cadnaan waana qaybta Culimada islaamka oo dhan ay isku waafaqsan tahay isla markaasna la hubo sixadeeda;

13/08/2022

Nasabkii Rasuulka (Scw)
Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka (Scw) ama abtirsiinyihiisu wuxuu galaa nabitullaahi Ismaaciil oo uu dhay nabi Ibraahim. Abtisiinyada nabigu (Scw) waxay u qeybsantaa saddex qaybood: ..........................

Hambalyeyn iyo Soo dhaweyn Wasiirada Cusub ee Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare J,F,SAgaasimaha Guud ...
07/08/2022

Hambalyeyn iyo Soo dhaweyn Wasiirada Cusub ee Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare J,F,S
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Mohamed Abbi Hassan , Agaasime Waaxeed-yada Wasaaradda, iyo dhamaan shaqaalaha Wasaarada Waxbarshadda, waxay soo dhawaynayaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudne Farah Sheikh Abdulqadir, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Marwo Nuura Mustaf Guudow iyo Wasiir k/Xigeenka Wasaaradda Axmed Cismaan Ibraahim. Waxayna ALLAH uga baryayaan in xilka culus ee loo dhaarshay u fududeeyo gudashadiisa.

Math
02/08/2022

Math

Abtiriska Nebiga
29/07/2022

Abtiriska Nebiga

Masha Allah,  Ardaydii h**e ee School ka Al-Yowman
19/07/2022

Masha Allah, Ardaydii h**e ee School ka Al-Yowman

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252618414708

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yowman Educational Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Yowman Educational Institute:

Shortcuts

Share

Category