Ayan Hussein

Ayan Hussein

Share

Soomaaliya soomaali baa leh🇸🇴

12/09/2024

Bahda Dufcadii 11aad ee Schoolka Ceynushamsi, oo gacan ka helaya maamulka iyo macalimiinta schoolka, waxay si xushmad leh kaa codsanayaan inaad ka soo qayb gasho kulan duco iyo quraan akhris ah oo loogu talagalay walaalkeen Abdifitah Abshir Yuusuf, oo dhawaan geeriyooday, kana midna ahaa bahda schoolka, gaar ahaan Dufcadda 11aad.

Ilaahay ha u naxariisto Abdifitah, hana siiyo janadii firdowsa.

Si aad oola socoto xogta kulan qeyriga ah fadlan ku biir group what's app kan

https://chat.whatsapp.com/F3h5K0ZgrauDwYtK7E1oCS

Photos from Dufcadii 11aad ee schoolka Ceynushamsi primary and secondary school's post 26/05/2024
22/03/2024
16/03/2024

Ustaadah Siham Hassan

08/03/2024

Haweenka soomaaliyeed markii uu dhacay dagaaladi sokeeye ayagaa dadka iyo dalkaba soo samata bixiye karti, dadaal iyo dadnimana wey lee yahiin oo allaa ku maneystay.

Lakiin ragii soomaaliyeedoow maxaad ugu abaal gudeen diloow, guboow, kufsi, sharaf dhac iyo dhibaatooyin kale oo badan. Gabadh walba oo intaas mid ka mid eh loo geystay waxaa ka fadhiisanaya oday dhaqameedyo lacak baa lagu kala qaataa balse gabadhaas dhibka soo gaaray cid hoos ugu guur gasho ma lihidiin badankiina.

Maxey noo tareysaa hal maalin oo aad noo sheek sheektaan hadaanba aktiina ku heysan wax ahmiyad oo gooni eh?

Ragoow dumarka haloo naxariisto nin walboo walaashaa ninkii wax yeelo sharciga islaamka wuxuu qabo la tiikso hana ogolaan in ey oday dhaqameedyo wada xaaltamaan.

04/03/2024

Ustaadah Siham Hassan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu