15/02/2025
Himilaayo Professional Academy (H.P.A)
Our Courses:**
- English Literature
- Human Resources
- Management
- Computer Skills
- Report Writing
- Research Methodology
- Hospital Management
- Public Speaking
- Online Course
- Statistics & Planning
- Project Management
Himilaayo Professional Academy waxay ku faantaa inay bixiso hab casriyeysan oo waxbarasho, si aad u hesho aqoon iyo xirfado cusub oo kaa caawinaya inaad guulaysato.
Faahfaahin dheeraad ah:
Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeri ah ama aad rabto inaad iska diiwaangeliso, fadlan kala soo xiriir nambarrada:
+252618709895
+252617471429
Himilaayo Professional Academy waxay diyaar u tahay inay ku taageerto dhammaan maadooyinka kor ku xusan.
07/08/2024