روضة طيور الجنةللٱطفال Xanaanada Caruurta Ee Duyuurul Jannah

روضة طيور الجنةللٱطفال Xanaanada Caruurta Ee Duyuurul Jannah

Share

Dhismada Garaadka Caruurta iyo Tarbiyeentooda

30/07/2026

JIMCO WANAAGSAN DHAMAANTIIN 🌹
Waalidiinta qiimaha iyo sharafta badan, waxaan idiin rajaynaynaa Jimco barakaysan oo kheyr, caafimaad iyo farxad leh. 🤲
Ilaahay ha inoo aqbalo ducada iyo cibaadada, hana barakeeyo ubadkeenna iyo qoysasheenna. ❤️🤲
Aamiin Ya Rabbal Caalamiin.
🏫 Xanaanada Caruurta Ee Duyuurul Jannah

28/07/2026

Naashaadaadka caruurta waa mustaqbalka barri
Kusoo dhawaaw Xanaanada Caruurta Duyuurul Jannah

Photos from ‎روضة طيور الجنةللٱطفال Xanaanada Caruurta Ee Duyuurul Jannah‎'s post 16/07/2026

Booqasho Qiimo Badan
Waxaa si farxad leh noo soo booqday arday ka socday Mashruuca Nafaqeynta (Project Nutrition), kuwaas oo nala wadaagay aqoon iyo wacyigelin ku saabsan nafaqada caafimaadka leh iyo muhiimadda ay u leedahay koritaanka iyo horumarka carruurta.
Maamulka, macallimiinta, iyo carruurta Xanaanada Carruurta Ee Duyuurul Jannah waxay si diirran u soo dhaweeyeen booqashadaas qiimaha badan.

Jimco wanaagsan Dhamaantiina follow iyo like 👍

Waxaan si weyn ugu mahadcelineynaa ardaydii nagu soo booqatay waqtigooda, dadaalkooda, iyo aqoonta ay nala wadaageen. Alle ha u barakeeyo cilmigooda iyo adeeggooda bulshada.

17/06/2026

📢 OGEYSIIS XANAANO CARRUUR
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta in diiwaangelinta carruurta cusub ay furan tahay.
👶 Xanaanada waxaa lagu dhigaa:
✅ Barashada Qur’aanka Kariimka ah
✅ Alifbeetada Af-Soomaaliga iyo Af-Carabiga
✅ Tirooyinka iyo xisaabta aasaasiga ah
✅ Akhlaaqda iyo tarbiyadda wanaagsan
✅ Ciyaaro waxbarasho iyo kobcinta maskaxda
📍 Goobta: yaaqshiid

📞 Faahfaahin: 612 918 959

17/06/2026

Ku soo dhawaaw waxbarasho tayo leh

09/06/2026

Ku soo dhawaaw روضة طيور الجنةللٱطفال Xanaanada Caruurta Ee Duyuurul Jannah

29/05/2026

Alxamdulillaah nimcooyinka Eebbe lama koobi karo. Iyadoo lagu jiro maalmaha barakeysan ee Ciidul Adxaa iyo maalmaha hilib-qaybsiga, Rabbigeenna wuxuu nagu mannaystay roob raxmad leh. Ilaahayow roobkan nooga dhig roob kheyr, barako, badbaado iyo barwaaqo leh, hana nooga dhigin mid dhibaato iyo halaag wata.
Ilaahayow ummadda Soomaaliyeed qalbiyadooda midee, nabad waarta sii, gaajada naga dulqaad, colaadahana naga fogee. Beeraha noo barakee, xoolahana noo barakee, carruurta iyo waalidiintana caafimaad iyo kheyr sii.
اللهم اجعلها أمطارَ خيرٍ وبركة، اللهم اسقِ عبادك وبهائمك، وانشر رحمتك، وأحيِ بلدك الميت.
Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Ilaahay hana waafajiyo camal suuban iyo nolol kheyr leh.

Jimco wanaagsan..

27/05/2026

Allaahow qalbiyadeenna hagaaji, dembiyadeenna dhaaf, waalidiinteenna u naxariiso, xanuunsanayaashana caafimaad sii, ummadda Muslimiintana nabad, kheyr iyo barwaaqo ku manneey. Aamiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Yaaqshiid Suuq, Bacaad
Mogadishu