Xiritaanka tartan aqooneedka dugsiyada Al Xikma Schools
Al xikma institute
noogu imaaw Aqoon Tayo leh iyo waxtar qiimo leh
Xaflada xiritaanka tartan aqooneedka dugsiyada al xikma institute of languages ee 2025-2026
Dhamana bulsha weenta ku Nool muqdisho iyo nawaaxigedda waxaa la ogeesiinayaa in la furay xarun labaad oo kamid ah Xurumaha iskuul AL XIKMA INSTITUTE OF LANGUAGE lagana furay xaafada
Buur Bishaaro gaar ahaan kasoo horjeedka masjidka baley
Hadaba ka faaiideesi wacan
Kafaaiseesi wacan dhamaan bulsha weenta kaaraaan
In.sh shaqado wee soo soctaa fadlan soo booqo oo hel
Xirfad iyo aqoon isku dheeli tiran
Aqoontu waa furaha nolosha
Sher fallow and like
Waxaan halkaan qiimo heerkeeda sareeyo uga dirayaa
Ustd nadara oo ah mid kamida macalimiinta ugu da,da yar ee magalada muqdisho
Marka waxaan leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waqtiga aad wlllh asbxtada iyo somali oo dhan u hortay meel kale alaha kaa siiyo
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan dhamaan bahada waxbarashada macalimiinta ugu hambalyenenaa
Si hordhaca malinka macalinka
Waxaan leenahay waxaa tihiin iftinka dunida quruxda wadanka iyo aasaasayasha jiilal waxatar leh
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
18/11/2024
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Sheikh Cali Kaaraan
Mogadishu
2025