23/04/2021
CASHARKII 6 - AAD EE BARASHADA DAAWADA.
Magac bixinta daawada (nomenclature).
Daawo kasta waxa eey leedahay saddex magac midkood:
¤ Chemical name
¤ Trade/brand/commercial name
¤ Generic name
◇CHEMICAL NAME
Chemical name: waa in daawada loobixiyaa magac utaakan kiimikada eey daawadu ka sameeysantahay.
◇ TRADE NAME
Trade name: Waa in daawada loobixiyaa magac ganacsi sida in daawada loogu magacdaro shirkadda soosaartay magaceeda.
◇GENERIC NAME
Generic name: waa in daawada loobixiyaa magac lisla yaqaan dunida oo dhan. Magaca nuucaan ah badanaa waxaa laga soo dharaandhiriyaa kiimikada daawadu ka sameeysantahay mid u taagan.
Tusaale (example):
Chemical Generic Trade
Acityl Aspirin Disprin
Salcylic
Acid
Plz & share
19/03/2021
15/03/2021
14/03/2021
13/03/2021
11/03/2021