17/07/2026
๐ข OGEYSIIS MUHIIM AH ๐ข
Dugsiga Ubaya Binu Kacab wuxuu ku wargelinayaa waalidiinta iyo bulshada Soomaaliyeed in dugsiga ay timid hayโad lagu magacaabo Teach Rise Foundation (TRF) taas oo bixinaysa deeqo waxbarasho iyo agab waxbarasho oo loogu talagalay ardayda.
๐๏ธ Is-qoristu waxay bilaabanaysaa bari Sabti ah taariikhda ay tahay 18/07/2026.
๐Goobta: Diiwaangalinta waa Dugsiga Ubaya Binu Kacab.
Waxaan ku dhiirrigelinaynaa waalidiinta inay ka faaโiidaystaan fursaddan qiimaha leh
Teach Rise Foundation (TRF๐๐