๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ถ๐—ณ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…

๐—ฃ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ถ๐—ณ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜…

Share

Kusoo dhawaw muuqaalo xiiso leh iyo fikrado kugu cusub

06/04/2023

๐Ÿ‘‹Dariiqa gushu maha ๐Ÿ˜›
Mid ubax ku goglanyahay
Lkn waa mid dhip badan
Loo adkeystoโ€”lo dadaloโ€”lona sapro
๐Ÿ˜Qarapo Ramadan Mubarak ๐Ÿฅฐ

30/01/2023

โ€ขWuxu waqtigu kaa xiray
โ€ขKaa Xaniben wayuhu
โ€ขAdoon Ka Xiiso dhicin
โ€ขXaladaha sidaase
โ€ขXiliga adag iyo waqtiga
โ€ขXero ha u galino
โ€ขHa u xoorin danahaga
โœŒ๏ธโœŒ๏ธโœŒ๏ธโœŒ๏ธโœŒ๏ธโœŒ๏ธโœŒ๏ธ

# Pricess ifraax ๐Ÿ‘

28/01/2023

Adoo nafta caawin kara
Culeyska ka qaadi kara
Adoo saligaaga iyo
Salaaddaada dhowri kara
Adoo xanta dhaafi kara
Heesaha iska joojin kara
Adoo ruuxaan ku rabin
Baloogta ku jiidi kara
Adoo baran kara tacliin
Talooyinka qaadan kara
Adoo hiigsigaad laheyd
Xagiisa abbaari kara
Adoo is daryeeli kara
Dantaadana raaci kara
Miyaad is mashquulisaa
Meelaha meereysataa
Mashaakilka doonataa
Maalaa yacni daawataa ๐Ÿค”

By Princess ifraax ๐ŸŒท
Marbaan jeclaan jiray inaan gabayo sameeyo๐Ÿ˜…

Habeen wanaagsan โค๐ŸŒฑ

20/01/2023

Ha ka caajisin hana is dhiibin
Halganka aad Maanta ku jirto,
wuxuu kuu diyaarinayaa Awooda Aad Beri
u baahan tahaY Dhib kasta oo ku soo martaY waxaY fursad u ahaYd koritaankaaga qofnimo ๐Ÿซก

15/01/2023

guusha nolashiyo
kiyo fiktaa sare
gaar is leedahay
dowga garashada
dantaada gaarka ah
galin dagaalada
gool kadhalin karo
wngsn qaraabo โœŒ๏ธ

14/01/2023

Ardayey dadaalka iyo waqtiga aad qishka ku bixineysaan wax akhris iyo diyaar garow ku bixiya.

Qalam waa kaabaha ardayda Soomaaliyeed.

wngsn๐Ÿฅฐ

13/01/2023

โœŒNoloshu waa imtixaan
Islaamku wa nolol iyo naxariis
Salaadu waa nuur
Soonka waa gaashan
Sakadu waa xijaab
Xajku waa danbi dhaaf
Sadaqadu waa keyd aaqiro
Qabrigu waa lama huraan
Waa bandhiga camalka
aduunyadu waa dhalanteed
Aan xasuusnaano mar waliba (Allah )

Juma kariim ehel iyo asxaabโœŒ

12/01/2023

maanta wacan thy๐Ÿฅฐ

aduunyada๐Ÿฆ๐Ÿ–ค

waari doontide๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

waya adag galey๐Ÿ‘จ๐Ÿป๐Ÿ’”

hesan wehel io๐Ÿ˜ญ

uu ku tiirsan yahay๐Ÿ’”๐Ÿ‘จ๐Ÿป๐Ÿ˜ญ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Yaaqshid
Mogadishu