16/02/2024
Asc
Jimco wanagsan
Maamulka Dugsiga Tabarak Primary And Secondary School waxaa uu ogeysiinayaa dhamaan Macalimiinta, ardayda iyo waalidiinta in la hakiyey 3 maalin waxbarashada oo Ka bilaabaneysa Sabti 17/02/2024.
Ka dib dilkii macalinkii lagu dhex dilay iskuulkii uu ardayda soomaaliyeed wax ku barayey. Allaha U naxariisto Macalinka
Haddaba waxaan la soo laabanayaa maalinta Talaadada 20/02/2024.
Mahadsanidiin.