ABU Mughiirah

ABU Mughiirah

Share

Islamic scholar Have interest in serving the mankind and have a good experience in it.

Abu Mughiirah Younus abdulrahman is an islamic scholar
He graduted from islamic university in pakistan
He is an Author, teacher, motivational speaker, character developer, parent & youth & family conselor
Have good experience of 7 years teaching quran by easy way and short time.

19/10/2025

Haddi aadan hadda is badalin
Gormaa is badalaysa?

29/08/2025

There is nothing impossible

30/09/2024

Inaad hadafkaaga ku madax hadafka aa leedahay waa wax fiican aad ka tanaasulin

24/03/2023

Bisha ramadaan haddii cibaadada iyo khayrka nafta ka wahsatta ee ka caajista.
Xasuusi naftaada ee ku dheh أياما معدودات
Waa maalmo tirsan

15/01/2023

Marka ay joogta arin noloshaada aduunyada khusaysa waa hubisaa iskama aqbashid ee arinta diintaada iyo aakhirada la xariiirta hubi ee baar

21/10/2022

Iska ilaali waligaa inaa dhibsatto wax uu nabiga scw na faray ama aa ka jeedsatta oo is dhaafsiisid, naftaada adoo adeecaaya ama sababo kale awgeed

21/10/2022

Qur'aanka saaxiib ka dhigo wehsho, kuna camal fal, sii uu qabriga marka lagu dhigo kuu wehliyo, aakhiirana uu kuu shafeeco

06/10/2022

Waddada saxda ah qabso hana la yaabin tira yari dadka waddadaas ku sugan.
Waddada khaldan isaga leexo hana ku kadsoomin dadka tirada badan ee ku sugan waddada khaldan.

06/10/2022

Qofkii uu alle jeclaado wuxuu u adeegsadaa wixii uu jecelyahay ...

30/09/2022

Wanaagga yareesi ma galo ee ha yareesanin,
Sababtoo ah garan meysid midka uu eeba weyne uu kuugu dambi dhaafo kuguna abaal mariyo

23/09/2022

Nasiib ayuu leeyahay qofka geerida kahor camal wanagsan ka tagay oo geeridiisa kadib wanaaggiisa sii socda ajarkana gaaraaya asoo dhintay

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu