Dhaariq Primary and Secondary School

Dhaariq Primary and Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhaariq Primary and Secondary School, Education Website, Yaaqshiid, Mogadishu.

Ardaydeena waxaan ka rajeyneynaa iney ilaalin doonaan sharciga iyo aadaabta waxbarasho waxaan ka rajeyneynaa in ay iska ...
28/08/2026

Ardaydeena waxaan ka rajeyneynaa iney ilaalin doonaan sharciga iyo aadaabta waxbarasho
waxaan ka rajeyneynaa in ay iska ilaali doonaan waxyaabaha aan laga ogoleyn goobaha waxbarasho

๐Š๐”: ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐ƒ๐”๐†๐’๐ˆGA๐”๐‰: ๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡Waxaa dhammaan Ardayda Dugsiga lagu wargelinayaa inay si buuxda u dhow...
28/08/2026

๐Š๐”: ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐ƒ๐”๐†๐’๐ˆGA
๐”๐‰: ๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

Waxaa dhammaan Ardayda Dugsiga lagu wargelinayaa inay si buuxda u dhowraan Xeerarka Labiska, Anshaxa iyo Nidaamka Dugsiga.

Arday kasta waxaa waajib ku ah inuu xirto Uniform-ka rasmiga ah ee loo asteeyey, mana bannaana xirashada shaati, surwaal ama dhar kale oo aan waafaqsanayn Labiska rasmiga ah ee Dugsiga.

๐—Ÿ๐—”๐—•๐—œ๐—ฆ๐—ž๐—” ๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐— ๐—œ๐—š๐—” ๐—”๐—› ๐—˜๐—˜ ๐——๐—จ๐—š๐—ฆ๐—œ๐—š๐—”

๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ: Shaati Cad iyo Surwaal Kaaki.
๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ: Shaati Jaalle ah iyo Surwaal Kaaki.
๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ: Shaati Cad iyo Surwaal Buluug ah.

๐– ๐—‹๐–ฝ๐–บ๐—’ ๐–ช๐–บ๐—Œ๐—๐–บ ๐–ถ๐–บ๐—‘๐–บ๐–บ ๐–ฌ๐–บ๐—†๐—‡๐—Ž๐—Ž๐–ผ ๐–ช๐–บ ๐–บ๐—:

1. Koofiyadaha.
2. Iskooxaysiga.
3. Keenista ama isticmaalka Taleefanka.
4. Xirashada Jijimaha.
5. Aflagaadada iyo isticmaalka erayada aan habboonayn.

Dhammaan Ardayda waxaa laga filayaa inay ilaaliyaan Anshaxa, Nidaamka iyo Shuruucda Dugsiga, isla markaana ay ka fogaadaan wax kasta oo ka hor imanaya Xeerarka iyo Habraacyada Dugsiga.

๐–ฃ๐–ง๐– ๐–ฌ๐–ฌ๐– ๐– ๐–ฃ

Wixii faahfaahin ah, Fadlan kala xiriir:
61 8087424

Waxaa si nabad ah noogu bilaawday asbuucii 1aadSannad dugsiyeedka 2026-2027
26/08/2026

Waxaa si nabad ah noogu bilaawday asbuucii 1aad
Sannad dugsiyeedka 2026-2027

Furitaanka sanad dugsiyeedka cusub 2026-2027 waxaa ka harsan 1 maalin oo kaliya. Waxaan rajeyneynaa in dhammaan ardayda ...
20/08/2026

Furitaanka sanad dugsiyeedka cusub 2026-2027 waxaa ka harsan 1 maalin oo kaliya. Waxaan rajeyneynaa in dhammaan ardayda ay si wanaagsan ugu soo diyaar garoobeen bilowga cusub, si ay u sii wataan horumarka iyo waxbarashada muhiimka ah ee sugaysa. Waxaa muhiim ah in aad xoojisaan dadaalkiina, kuna soo laabataan iskuulka adinka oo firfircoon oo diyaarsan.

Dhaariq Primary and Secondary School ๐Ÿซ

๊ง  ๐Š๐ฎ-๐ง๐จ๐ช๐จ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š: ๐‡๐š๐ ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๊ง‚Waxaa dhamaaday waqtigii fasaxa, waxaana bilawday Ku noqoshada dugsi...
20/08/2026

๊ง ๐Š๐ฎ-๐ง๐จ๐ช๐จ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š: ๐‡๐š๐ ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š ๊ง‚

Waxaa dhamaaday waqtigii fasaxa, waxaana bilawday Ku noqoshada dugsiyada ka dib fasax dheer waxaad dareemi kartaa culays badan, laakiin sidoo kale waa fursad xiiso leh oo lagu bilaabo sanad cusub, fasal cusub iyo fursado cusub.tani waa fursadaada aad ku dejin karto qorshaha sanadka guusha.

Sannad-dugsiyeedka cusub macnihiisu waa bog nadiif ah oo u furmay nolashaada guud ahaan iyo gaar ahaan hayaan kaaga waxbarasho. Waa waqtigii ugu fiicnaa ee aad dib u fikirin lahayd sannadkii h**e oo aad go'aansan lahayd waxaad rabto inaad si ka duwan u sameyso sanadkan.

Talo: Qor hadafyadaada oo ku hay meel aad ka arki karto maalin kasta. Si aad diirada ugu haysid oonad marnaba u ilaawin hadaf kaagaga sanadka oo dhan.

Waaxanu kuugu bishaaraynaynaa hadaan nahay bahda Dhaariq in sanadkan cusub aan noqon doono kaaliyahagaa hayaankaaga waxbarasho,

Waxaan soo kordhin doona barnaamijyo, maqaalo, muuqaalo, apps, koorsooyin, qayb laxaad leh ka qaata hayaan kaaga waxbarasho.

Lawadaag asxaabtaada page ka follow dheh si aysan kuu dhaafin barnaamijyada aan soo wadno.

DEG DEG: waxaan ugu hambalyeeneenaa waalidiimta  dhammaan ardayda fasalka 8aad in uusan jirin hal arday oo sanad dugsiye...
09/08/2026

DEG DEG: waxaan ugu hambalyeeneenaa waalidiimta dhammaan ardayda fasalka 8aad in uusan jirin hal arday oo sanad dugsiyeedkaan naga dhacay

Alxamdulilaah waxaan ugu h**een Maamulaha u mahadcelinayaa waaliidiinta, Macalimiinta iyo ardayda oo xil gaara ah iska saaray in la wada guuleesto

Waa markii 4aad oo si xariir ah u wada baaseen ardayda fasalka 8aad Maasha,allaah

Shaqadaan iskama imaan laakiin waxay ku timaaday idin ilaahey daacadnimo, hawlkarnimo wada shaqeen iyo is aaminaad

Hambalyo Dhamaan Ardayda Ka Gudbay Imtixaanka Sanadkaan waxaana idin leenahay Mahadsanidiin
09/08/2026

Hambalyo Dhamaan Ardayda Ka Gudbay Imtixaanka Sanadkaan waxaana idin leenahay Mahadsanidiin

๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ Arday ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 4aad ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ  Dha...
07/08/2026

๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ Arday ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 4aad ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ
๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ



Dhaariq Primary and Secondary School

๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ Arday ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 5B ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ  Dhaar...
07/08/2026

๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ Arday ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 5B ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ
๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ



Dhaariq Primary and Secondary School

๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ Arday ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 5A ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ  Dhaar...
07/08/2026

๐Ÿฏ-๐—ฑ๐—ฎ Arday ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ 5A ๐—œ๐—บ๐˜๐—ถ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ
๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ



Dhaariq Primary and Secondary School

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaariq Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share