30/05/2026
كل عام وأنتم بخير، تقبل الله منّا ومنكم صالج الأعمال.
معهد مختص في تعليم اللّغة العربية لغير الناطقين بها، عن بعد بأحدث الأساليب وأقوى المناهج.
وسائل التواصل:
https://linktr.ee/machadka_Fasiix
30/05/2026
كل عام وأنتم بخير، تقبل الله منّا ومنكم صالج الأعمال.
08/05/2026
Bishaaro Waalidiin! 🥳🎉
Ma doonaysaa in ilmahaagu (7-10 jir) ay si xiiso leh u bartaan Luuqadda Carabiga? 😍
Machadka "Fasiix" wuxuu idin diyaariyay fasallo cusub oo la dhigto maalmaha fasaxa (Wiikanka). Waa barnaamij carruurtaada ka dhigaya kuwo jeclaada luuqadda Carabiga, oo ku barta hab casri ah oo fudud, soo jiidashana leh✨.
Barnaamijkan wuxuu ka kooban yahay:
🕌 Tarbiyada Diinta: Ku xiridda ilmaha Magacyada Alle (Asmaaul Xusna).
⏱️ Kulan hal saac ah: Si fahamku u noqdo mid buuxa oo uusan u daalin.
🎮 Ciyaaro madadaalo leh: Si ardayga uusan u caajisin.
🎧 Sheekooyin maqal ah: Oo dhisaya akhlaaqda ilmaha, kordhinayana ereyadiisa.
📌 Ogeysiis: Diiwaangelintu way socotaa, waxaana sidoo kale inoo furan barnaamijka qof-qofka ah (Online/Private) ee carruurta iyo dadka waaweynba meelkasta oo ay adduunka ka joogaan 🌍.
🚀 Kuraastu aad bay u xaddidan yihiin ee hadda is-diiwaangeli! 📝
📞 Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
+252611610375
Ma kugu adag tahay in aad hesho waqti kugu filan oo aad ku diyaariso khudbadaha Jimcaha ee bulshadu u baahan tahay? 🤔
Walaal, haddii aad tahay Khadiib, Imaam ama Daaci, muuqaalkan adiga ayaa si gaar ah loogu talagalay!
Baro "Midad Al-Khateeb" (مداد الخطيب) — oo ah namuudaj cusub oo ku shaqeeya Maskaxda Macmalka (AI). Barnaamijkan wuxuu si sahlan kaaga caawinayaa diyaarinta khudbad Jimce oo dhamaystiran, saamayn leh, islamarkaana taabanaysa waaqica dhabta ah.
💡 Maxaa faa'iido ah oo uu barnaamijkan leeyahay?
✅ Wuxuu kuu baajinayaa waqti badan oo aad gelin lahayd baaritaan iyo qoraal.
✅ Wuxuu kuu soo saarayaa khudbad nusuusteedu sugan tahay oo qaab-dhismeed fiican leh.
✅ Waqtiga kuu soo hara waxaad ku bixin kartaa in aad si fiican u xifdiso, una qurxiso khudbadda iyo hab-jeedintaada (Ilaqaa'i) si aad quluubta dadka u taabato.
👇 Daawo muuqaalkan si aad u fahamto sida uu barnaamijkan u fududeynayo shaqadaada iyo doorka weyn ee uu leeyahay!
🔗 Linkiga barnaamijka waxaan ku reebay faallada (comment-ga) ugu horreeya! 👇
🔄 Fadlan SHARE dheh oo la wadaag asxaabtaada, culumada, iyo ducaadda kale si ay uga faa'iidaystaan khayrkan. (الدال على الخير كفاعله)
NAXWAHA DURUURI MIYAA?
Ma dareentaa in luqadda Carabiga ay tahay caqabad kaa hor taagan in aad gaarto hadafkaaga? 🤔
Ma jeclaan lahayd inaad si qoto dheer u fahanto khudbada Jimcaha, una akhriso Qur’aanka adigoo ku raaxaysanaya aayaadkiisa?🕌
Ma la kulantaa culays xagga luqadda, markaad wax baranaysid ama cilmi-baaris samaynaysid? 📚
Waa xilligii aad isbeddel samayn lahayd.🔄
Haddii aad ku soo biirto Machadka Fasiix, waxaad awoodi doontaa, bi’idhnillaah:
● Inaad khudbada Jimcaha dhegeysato adigoo qalbigaaga fahmaya eray kasta 🕌
● Inaad ku hadasho luqadda Carabiga si cad oo si fudud 🗣️
● Inaad si kalsooni leh u akhrisid buugaagta una samaysid cilmi-baaristaada 📚
Carruurta yar yar 👧👦، waxaan u ballan qaadaynaa bilow fiican، si ay luqadda Carabiga ugu bartaan si fudud oo ay jeclaadaan، kana fog adeeg iyo madax-xanuun 💬
☀️ Fasaxan ayaa laga yaabaa inuu beddelo sida aad u aragto luqadda Carabiga weligaaga
🚀 Si loo xaqiijiyo tayada، kuraasta waa la koobay
💌 Si aad isu diiwaangeliso ama aad wax u weydiiso، fadlan noo soo dir “fasiix” si aad noola bilowdo safarkan… ✨
هل تشعر أن اللغة تقف حاجزًا بينك وبين ما تريد تحقيقه؟ 🤔
هل تتمنى فهم خطبة الجمعة بعمق، وقراءة القرآن وأنت تتلذذ بآياته؟ 🕌
هل تواجه صعوبة في دراستك الأكاديمية أو إنجاز أبحاثك؟ 🎓📚
حان وقت التغيير 🔄✨
مع معهد فصيح، ستتمكن بإذن الله من:
● حضور صلاة الجمعة وقلبك يعي كل كلمة في الخطبة 🕌
● التعبير باللغة العربية بكل وضوح وطلاقة 🗣️📝
● قراءة الكتب وإنجاز أبحاثك بقوة وثقة تامة 📚💪
وللصغار 👧👦، نعدهم ببداية سليمة، حيث تجري العربية على ألسنتهم بمتعة وحب، لا بتكلف وصعوبة 🎉💬❤️
☀️ صيف واحد قد يغير علاقتك بالعربية إلى الأبد 🔁
🚀 المقاعد محدودة جدًا لضمان تحقيق هذه النتائج
💌 للتسجيل والاستفسار، أرسل كلمة "فصيح" وانطلق معنا… ✨📩
#فصيح
19/04/2025
انطلق معنا في رحلة تصنع الفرق في لغتك وروحك.
نسخة تجريبية محدودة من برنامج يجمع بين العربية، والوعي، والتزكية.
نبدأ بخطى هادئة... ونتصاعد بثبات وإتقان.
نرجو أن يكون البرنامج خفيفًا في مواده، عميقًا في أثره، بإذن الله.
البرنامج مجاني بالكامل، ويمتد لثلاثة أشهر، يحتاج منك نصف ساعة إلى ساعة يوميًا.
المقاعد محدودة، والتجربة لا تُفوّت.
سجّل الآن وابدأ الرحلة من أولها.
رابط التسجيل:
https://forms.gle/5EseabH6xWvCxL4P8
المستوى الأول - الحصة الثانية | التحية والتعارف | شرح بالعربية والصومالية | أ.عبدالوهاب
01/03/2025
معهد فصيح يهنئكم بحلول شهر رمضان المبارك! 🌙
نسأل الله أن يعيننا على صيامه وقيامه، وأن يكون هذا الشهر الكريم بداية لتجديد العزائم وتحقيق الأهداف.
اللهم اجعل هذا الشهر شهر مغفرة ورحمة، واغفر لنا ولأحبابنا وللمسلمين في كل مكان. اللهم نسألك أن تحمي أهل غزة وكل المسلمين في بقاع الأرض، وأن تفرج همومهم وتخفف آلامهم، وتمنحهم النصر والفرج القريب.
كل عام وأنتم بخير، ونسعد بمواصلة رحلتكم التعليمية في هذا الشهر الفضيل. 🌟
لمستوى الأول - الحصة الأولى | التحية والتعارف | شرح بالعربية والصومالية | أ. عبدالوهاب