Somali Universities Network SUN

Somali Universities Network SUN

Share

SUN

23/02/2023
Photos from Somali Universities Network SUN's post 13/04/2022

URURKAXARIIRKA JAAMACADDAHA SOOMAALIYEED waxaa Sharaf weyn u ah in ay Ka qeyb Qaataan Dib u Dhiska Soomaaliyeed oo run ahaantii Muhiim u ah Ardayda Soomaaliyeed si sare loogu qaado Waxbarashada Dalka. Dhamaan Jaamacaddaha Dalka ee Ku mideysan Uruka Waa ay ku mahadsanyihiin Isxilqaanka ay uga qeyb Qaadanayaa Waxbarashada Dalk. HORUMAR WACAN INSHAA ALLAAH.

20/03/2022

Somali Universities Network SUN

19/07/2021

Waxaan Muslimiinta, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda ciidda Carafo. Barwaaqo iyo nabad Allaha naguwada gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa kale. Amiin
Somali Universities Network SUN

Photos from Somali Universities Network SUN's post 13/07/2021

Waxaa si habsami ah noogu qabsoomay xafladdii shaacinta xiriirka jaamacadaha oo ay ku midoobeen kontomeeyo jaamacadood oo ka howlgala guud ahaan geyiga soomaaliyeed. Ururku waxa uu ka shaqeeyndoonaa tayeeynta tacliinta sare iyo iskuxirka jaamacadaha soomaaliyeed.

12/07/2021

Welcome ...........
Somali University network Sun

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Waaberi
Mogadishu
252