Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey, School, Mogadishu.

22/03/2026

OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIs
Dhammaan Ardayda waalindiinta Sharafta leh
Waxa berri noo furmi doono xiisadaheena cardiga
Ah in sha allah

Photos from Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey's post 07/01/2026

Waxaa maanta si rasmi ah noogu bilooday imtixaankii mid teeramka ahay ee sanad dugsiyeedka 2025 2026 waxa dhamman u rajeehaa arday qiilaha le in uu Alle u fududeeyo in sha Allah waxaa mahad gaara leh walidka
Macalinmiinta wazaaradda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Intaas oo qayb weyn ka qaatay in ay soo saaran arday sharaf iyo qiim leh waxa aan leyahy Abaalkiina lama gudi karo waxa gudi kara
Allah SWT EE Alle ha idin ku Abaal mariyo

Guul. Iyo. Gobannimo Reer Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

08/12/2025

Muuqaal Qurux badan Daawasho
Wacan Ee Galab wmWanaagsan Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

21/11/2025

Hambalyo macalinmiinta soomaaliyeed meel kasta ay joogaan Hambalyo hambaly

21/11/2025

Hambalyo hambalyo mudannaan macalin baa leh
Abaalkiina ma gudi kari sidaas waxaa dheh

Ardayad ka tirsan Najma Abdinasir Ali hoygga Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey Hambalyo mudnaan macalin baa leh

21/11/2025

HAMBALYO HAMBALYO Hambalyo
waa maalin xasuus mudan 21 November waa maalin miinta ay ku beegan tahay HAMBALYO HAMBALYO Mudanan macalin baa leh

21/11/2025

Waxa àan halkaan ugu habaleenayaa maalinta macalinmiinta soomaaliyeed ee ku beegay 21 November waa maalin . Xasuus mudan
Mudanaan macalin baa leh hambalyo hambalyo

31/10/2025

Ujeedo xil magacaabis
Gudoomiyaha midowga ardayda Mr mowliid maxamuud Càadle uu xli u magacabay mss Ifrah Awil Ali iskuulka Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey taas uu ku doortay karti xil kasnimo iyo dadaal ay la timid gudoomiy howlaha dardar gelenta iskuulaka ayaa qayb ka tahay xil magacabista waxa aan Ali uga baryeenaa in uu Alle u fududeeyo howlaha u yaal ee iskuulka

Mahadsanidiin

18/10/2025

انا لله و انا اليه راجعون dhamaan maamulka, macalimiinta iyo guud ahaan ardaydaba waxay uga tacsiyeeynayaan qarabada, ehelka iyo asxaabta intaba, geeridii kutimid allaha unaxariistee iqro mohamed Hajji Ali oo ahayd da,yar waxbaratay sigaar ahna uga tirsaneed qooska Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey.

Waxaan illahay swc uga baryeeynaa inuu hooygeeda uga dhigo hooy jano iyo beer kamid ah beeraha janada.

" naf walbaahiba waxay dhadhaminsaa geeri"

15/10/2025

ا نا لله و انا اليه را
جعون
Waxa aan halkaan ugu tacsiyeenayaa dhamman ehelda qaraabada uu ka baxay Uttaad abdifitaax xaaji oo ahaay maamul ku xigeenkav Dugsiga Hoose Dhexe Daaru-rajab Primary And Secondary School,
Waxa aan Alle ugu baryayaa in uu Alle janadii ka waraabo Ammiin Amiin

Photos from Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey's post 06/10/2025

Waxa aan ku farax sanahay in aan codkyga dhiibto aniga ardayad dhigata iskuulka Baxnano primery secondry school
Guul iyo gobanimo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu