Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey, School, Mogadishu.

Ogeysiis ogeysiis dhammaan ardayda iyo walindiinta  sharafta leh waxa la ogeysiinayaa in iskuulka furni  doono maalinta ...
28/08/2026

Ogeysiis ogeysiis dhammaan ardayda iyo walindiinta sharafta leh waxa la ogeysiinayaa in iskuulka furni doono maalinta isniinta oo ay taariikhda ku beegan tahay 31/08=2026

Hambalyo hambalyo hambalyoWaxa aan halkaan ugu hambaleenayaaArdayga lagu magacabo ee kaalinta3 aad. Hambalyo  Ayuub Abdi...
27/08/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxa aan halkaan ugu hambaleenayaa
Ardayga lagu magacabo ee kaalinta
3 aad. Hambalyo

Ayuub Abdiraxmaan raage

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐œ๐จWaxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed ee ka gudbay imtixaanka Qaranka, gaar ahaan ar...
18/08/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐œ๐จ

Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed ee ka gudbay imtixaanka Qaranka, gaar ahaan ardayeenna sharafta badan oo dhammaantood ka wada gudbay Imtixaanka Qaranka sannad waxbarasheedka 2025/2026.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Hambalyo hambalyo hambalyo Waxa aan halkaan ugu hambaleenyaaOo kaalinta 2aad gashay Ardayada lagu magacaabo Hafso omar A...
15/08/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxa aan halkaan ugu hambaleenyaa
Oo kaalinta 2aad gashay
Ardayada lagu magacaabo
Hafso omar Artan

Hambalyo hambalyo Waxaa kaalinta 1aad u galaya iskuulka  Bahnano ardayada lagu magacaabo habibo Abdiraxmaan raage
15/08/2026

Hambalyo hambalyo Waxaa kaalinta 1aad u galaya iskuulka Bahnano ardayada lagu magacaabo habibo Abdiraxmaan raage

Sanad guuro wacan Soomali meel kasta ay jooganHambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
01/07/2026

Sanad guuro wacan Soomali meel kasta ay joogan
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

OGAYSIIS.             OGAYSIIS.             OGAYSIIsDhammaan  Ardayda waalindiinta Sharafta lehWaxa berri noo furmi doon...
22/03/2026

OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIs
Dhammaan Ardayda waalindiinta Sharafta leh
Waxa berri noo furmi doono xiisadaheena cardiga
Ah in sha allah

Waxaa maanta si rasmi ah noogu bilooday imtixaankii mid teeramka ahay ee sanad dugsiyeedka 2025 2026 waxa dhamman u raje...
07/01/2026

Waxaa maanta si rasmi ah noogu bilooday imtixaankii mid teeramka ahay ee sanad dugsiyeedka 2025 2026 waxa dhamman u rajeehaa arday qiilaha le in uu Alle u fududeeyo in sha Allah waxaa mahad gaara leh walidka
Macalinmiinta wazaaradda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Intaas oo qayb weyn ka qaatay in ay soo saaran arday sharaf iyo qiim leh waxa aan leyahy Abaalkiina lama gudi karo waxa gudi kara
Allah SWT EE Alle ha idin ku Abaal mariyo

Guul. Iyo. Gobannimo Reer Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

08/12/2025

Muuqaal Qurux badan Daawasho
Wacan Ee Galab wmWanaagsan Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey

Hambalyo macalinmiinta soomaaliyeed meel kasta ay joogaan Hambalyo hambaly
21/11/2025

Hambalyo macalinmiinta soomaaliyeed meel kasta ay joogaan Hambalyo hambaly

Address

Mogadishu

Telephone

+252615631338

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Bahnano Primary And Secondary School, Garasbaleey:

Shortcuts

Share

Category