Iftin College

Iftin College

Share

Enlightening the generations

19/03/2026

Dhamaan umadda Muslimiinta qaasatan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa Maalintan qiimaha leh ee ciidul fitr .
Illaahay ha naga aqbalo cibaadadii iyo soonkii iyo ducadii aan sameynay bishii Ramadaan
Eid Wanagsan

18/03/2026

๐ŸŽ“ ๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐Ž ๐‚๐”๐’๐”๐ ๐Ž๐Ž ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!

๐ˆ๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž waxay kuu diyaarisay koorso muhiim ah oo aad uga faaโ€™iideysan karto shaqadaada iyo ganacsigaaga:
๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐‚๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐š (๐Œ๐จ๐๐ž๐ซ๐ง ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ๐ฆ๐ž๐ซ ๐‚๐š๐ซ๐ž)

๐Š๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐š๐š ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š:

โœ… Inaad horumariso ganacsigaaga
โœ… Inaad kordhiso xirfadaha shaqaalaha
โœ… Inaad dhisto xiriir wanaagsan oo macaamiisha ah
โœ… Inaad kordhiso kalsoonida iyo faaโ€™iidada ganacsiga

Haddii aad rabto inaad noqoto qof xirfad sare u leh daryeelka macaamiisha, tani waa fursaddaada!

Isdiiwaan geli maanta oo ka faaโ€™iidayso koorsadan qiimaha badan!

๐Ÿ“ž Telephone: 0613357820 / 0617112300
Email: [email protected]

Iftin College โ€“ Meesha aqoonta iyo horumarka!

18/03/2026

๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š ๐ˆ๐ง ๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ

Ma rabtaa inaad noqoto qof aqoon u leh daawooyinka iyo caafimaadka? ๐Ÿ’Š
๐ˆ๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž aad ugu barateen Waxbarasho online oo tayo sare leh waxeey idin heysaa
๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š ๐ข๐ง ๐๐ก๐š๐ซ๐ฆ๐š๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ (๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž)
โžก๏ธ Ku baro si fudud oo online ah

โžก๏ธ Ku habboon arday & shaqaale

โžก๏ธ Kor u qaad xirfaddaada caafimaad

โœ… Waxaad baran doontaa:
โ€ข Noocyada daawooyinka
โ€ข Sida ay u shaqeeyaan
โ€ข Isticmaalka saxda ah
โ€ข Badbaadada bukaanka

Waxii Fahfaahine intaas dheer nagala Soo xiriir:
+252613357820 / +252617112300
๐Ÿ“ง [email protected]

Photos from Iftin College's post 15/03/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐ซ: ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ! ๐ˆ๐…๐ญ๐ข๐ง ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž waxay kuu keentay 50% qiimo dhimis dhammaan koorsooyinka Diploma & Short Courses inta lagu jiro bisha barakaysan ee Radaan!
oo Hel Cashiro Ka Kooban Maqal iyo Muqaal oo aay dhigayaan Macalimiin Taqasus u leh .
Isdiiwaangeli maanta oo ka faaโ€™iidayso 50% qiima dhimista ah. Wixii Faahfahina Nagala Soo Xiriir : +252617112300 / 61 3357820 www.iftincollege.com #๐ˆ๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž

25/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐ซ: ๐Ÿ“๐ŸŽ% ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ!
๐ˆ๐…๐ญ๐ข๐ง ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž waxay kuu keentay 50% qiimo dhimis dhammaan koorsooyinka Diploma & Short Courses inta lagu jiro bisha barakaysan ee Radaan!

๐ƒ๐ข๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฆ๐š-๐ฒ๐š๐๐š ๐ฅ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ:
โœ” Professional Diploma of Law
โœ” Diploma of Security Management
โœ” Diploma of Nutrition
โœ” Diploma of Public Health
โœ” Diploma of Clinical Officer
โœ” Diploma of Health Service Management
โœ” Diploma of Public Administration
โœ” Diploma of Human Resource Management
โœ” Diploma of Logistics & Supply Chain Management
โœ” Diploma of Project Planning & Management
๐’๐ก๐จ๐ซ๐ญ ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ:
โœ” Project Planning & Management
โœ” Monitoring & Evaluation
โœ” Effective Communication Skills
โœ” Social Work
โœ” NGO Management
โœ” Logistics & Supply Chain Management
โœ” Fundamentals of Epidemiology
โœ” Nutrition & Food Security
โœ” Anatomy & Physiology
โœ” First Aid & Emergency Response
โœ” Computer Applications
โœ” Graphic Design

Ha seegin fursaddan qiimaha leh!
๐Ÿ“ Isdiiwaangeli maanta oo ka faaโ€™iidayso 50% qiima dhimista ah.

Wixii Faahfahina Nagala Soo Xiriir : +252617112300 / 61 3357820
www.iftincollege.com

#๐ˆ๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž

17/02/2026

Iftin College
Waxaan ugu hambalyayneynaa umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda muslimiinta meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Allah waxaan ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwii ka faa'iideysta fadliga bishan barakeysan.


10/02/2026

Ku baro xirfadaha casriga ah ee Adeegga Macaamiisha adigoo ka faaโ€™iideysanaya IFTIN College Online Course.
Kooraskani wuxuu kaa caawinayaa:
โœ… Horumarinta isgaarsiinta
โœ… La macaamilka macaamiisha si xirfad leh
โœ… Kordhinta kalsoonida iyo tayada adeegga

๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐จ ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ.
๐Ÿ“ž ๐‹๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘๐Ÿ“ ๐Ÿ•๐Ÿ– ๐Ÿ๐ŸŽ / +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ• ๐Ÿ๐Ÿ ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐ŸŽ๐ŸŽ
๐Ÿ“ง ๐ข๐ง๐Ÿ๐จ@๐ข๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง๐œ๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž.๐œ๐จ๐ฆ

23/01/2026

๐ˆ๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง ๐‚๐จ๐ฅ๐ฅ๐ž๐ ๐ž
Jimco Wanagsan
๐Ÿ’ป Apply Now: www.iftincollege.com
๐Ÿ“ž +25261 3 35 78 20 / +25261 7 11 23 00

19/01/2026

Baro Xirfad oo Beegso Shaqo.

19/01/2026

professional Diploma Program.

12/01/2026

๐ŸŽ“ Diploma in Clinical Officer
Baro xirfadaha caafimaad ee aasaasiga ah iyo daryeelka bukaan-socodka ๐Ÿฉบ
Ku biir Iftin College si aad u noqoto xirfadle caafimaad oo u diyaarsan adeeg bulsho.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu