21/08/2026
Qalin-jabinta jaamacada ๐
Hambalyo! Hambalyo! Dhammaan maamulka, macalimiinta, waalidiinta iyo Ardayda Dugsiyada Abqaal waxa ay halkaani hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaan ustaad Mohamed Mahad Mohamed oo ku guuleystay qalin-jabinta jaamacadda Banadir University Heerkeeda 1aad Faculty Education physics and mathTani waa guul weyn oo ka tarjumeysa dadaalkii, halgankii iyo dulqaadkii dheeraa. Ee aad muujisay
Qalin-jabintu waa bilow cusub oo nolosha ah, waxa kuu furaysaa albaabka mustaqbal ifaya, waana mid ka turjumeysa kartidaada iyo himiladaada sare.
Guulaha maanta aad gaartay ha noqdaan talaabo ku hogaamisa riyooyin ka weyn iyo guulo kale oo waaweyn. Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal barwaaqo leh oo ay ka buuxaan fursado iyo horumar.
Mar kale hambalyo ustaad Maxamed Mahad Mohamed
20/08/2026
maamulka Dugsiyada Abqaal iyo qaar kamid ah ardayda Fasalka 12-aad ee imtixaanka Qaranka Guul weyn ka gaaray Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare kulan hambalyo iyo dardaaran ah uu maamulka u diray ardayda iyo sidii ay waxbarashada u sii wadi lahaayeen heerka jaamacadda
dhammaan ardaydeena
15/08/2026
Hambalyo Ardayda Dugsiyada Abqaal oo guul ka gaaray Imtixaanka Shahaadiga fasalka 12aad ee
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Hambalyo Hambalyo ardayda fasalka 8-aad iyo fasalka 12-aad ee Dugsiyada Abqaal ayaa sanadkaan Guul taariikhi ka soo hoyey Imtixaanka
Balanteenu waa tayo iyo tacliin sare
14/08/2026
๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ฒ ๐
๐ฎ๐ซ๐๐ง๐ญ๐๐ก๐๐ฒ |๐๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ฌ ๐จ๐ฉ๐๐ง.
Maamulka Dugsiyada Abqaal waxuu ugu Bishaaraynayaa dhammaan dadweynaha jecel waxbarashada in ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Ardayda Cusub ee Sanad Dugsiyeedka ๐๐๐6-๐๐๐7 ay si habsami leh ugu socota dhammaan Xarumaha Dugsiyada Abqaal.
Kusoo biir Dugsiyada Abqaal si ubadkaaga loo Hago Tacliinta
Wixii Faah-faahin dheeri ah nagala soo xariir:
๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ Raadeerka:
Tell:- 61-4-26-07-77 / 61-4-26-08-88
๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ miriqmiriq:
Tell:- 0614-85-56-16 / 61-4-85-56-17
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
09/08/2026
Waxaan hambalyo u direynaa dhammaan ardayda soomaaliyeed ee ku baasay imtixaanka fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo natiijadiisa maanta lasoo bandhigay, waxaan si gaar ah hambalyo ugu direynaa dhammaan Ardayda Dugsiyada Abqaal Faraca 1aad iyo Faraca 2aad oo dhammaantood ku baasay imtixaanka.
Alle ayaan uga mahad naqeynaa guusha weyn ee uu na gaarsiiyey, hambalyo mar kale ardaydeenna qiimaha badan.๐
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
09/08/2026
Nadiijada imtixaanka fasalka 8aad
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
08/08/2026
Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:
https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1
Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.
Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.