07/03/2023
Ka faa ideysi wacan wll qaaliya insha allah
Ramadaan kariim
caruurta ayaan cawina waxna waa barnaa
07/03/2023
Ka faa ideysi wacan wll qaaliya insha allah
Ramadaan kariim
17/10/2022
Madama wadanka shaqo badan aysan kajirin
Walaalyaal waxa sameystay shaqo abuur, waxaa soo iibsaday celis ah 113$ dollar
Waxaan bilaabay inaa ka shaqeesto
waxaan idinka codsana aniga inaa iga iibsatiin waa codsi walaalkiina idinkaga imaadayπ
Halkii xabo nus dollar waye free delivery
Goobta joogtid aya lagugu keenaaya
11/07/2022
13/05/2022
"Xaaskeyga sanad ka hor ayaa ka joojiyay baraha Bulshada kadib markii xanuun fara badan lasoo darseen, waxaa yuutubkeyga ugu maqnaa maalmahan xanuun ka xaaskeyga oo aan isbitaal geeyay. Majecleen inaa arimaheyga gaar ah aan soo bandhigo balse danta ayaa igu kaliftay maanta.
Dhakhaatiirta isbitaalka waxa ay iisheegeen in xaaskeyga Kelideeda ay u dhawdahay mid aan shaqeynaynin, waxaana isbitaal ka ugu soo bixiyay sababo dhaqaalo la,aan dartiisa, hadda guriga ayaa keenay, cunug yar oo 4 Bilood jirta ay nuujinaysay balse hadda ma nuujiso xanuun iyo jirto awgeed ay u joojisay.
Aniga dhaqaalaha qoyskeyga waxa ay iga soo gali jireen Yuutubkeyga isaga waa ka mashquulay isbuucaan maadaama cunugta yar aan aniga hayo isla markaana agteeda aan lagu duubi karin muuqaalo.
Wax badan ayaa idinka Qosol siiyay fadlan si naxariis ku jirto nagu caawiya Duco iyo dhaqaalo midka aad awoodan alle ayaa wax baxshee". Sii faafi
Waxaa sidaas yiri majaajiliiste Abuukar Culusoow oo muuqaal bartiisa gaarka soo galiyay.
Muctarif ina abdillaahi
Masha allsh
13/11/2021
Ninkan oo ah Tabliiq diin fidin uga yimid wadanka Muslimka ah ee Pakistan ayaa Passabort kiisa waxa uu uga lumay Muqdisho.
Safarkiisa oo soo dhow Dartiis ayaa la idinka Codsanaayaa inaad garaysaan si loo helo.
10/10/2021
Maqrib wanaagsan bageka madarasad like iyo fallow hala dhahoπ
πππππππππππππ
Qiso cajiib ππππππ
Gabar walba oo xijaaban wa wllshy mida kle wiilow wllsha haday kuu xafidantahay oo ay guriga kuu joogto alx dheh maanta gabdho badan ba xaafadaha qaar mari la oo laleyahay tan waa tii ππππππππππ
Massha allah
Alx Examkii dowladda wa inoo dhamaadayπ€£π€£π€£ππππ
Farxad baan la ciir ciireynaaπ€£π€£πππAlx Examkii dowladda wa inoo dhamaadayπ€£π€£π€£ππππ
Farxad baan la ciir ciireynaaπ€£π€£πππ
Hadad isku aragto xanuun meesha ku xanuuneyso gacanta sar ducadan isaga aqri wll