19/07/2021
Hugaamiyihii Ruushka Joseph stalin ayaa maalin isaga oo ku jira xafiiskiisa ayaa waxaa albaabkii u soo gargaraacay waardiyihiisii, soo gal ayuu ku yiri, maxaad dooneysay ayuuna u raaciyay ?
Waardiyihii ayaa ku yiri " mudane nin dadka wax sheega ah ayaa banaanka taagan wuxuuna doonayaa in uu kula kulmo si uu kuugu sheego waxa dhici doona mustaqbalka.
Stalin wuxuu ku yiri "hala dilo ninkaas maxaa yeelay haduu mustaqbalka iyo waxa soo socda ogyahay lugihiisa kuma soo raadsadeen geerida.
Xattaa kuwii kufaarta ahaa baa qaybka & qadarkaba sidaa u rumaysan.
19/07/2021
Eid wanaagsan inta kuxiran pagekan
19/07/2021
Dhamaan muslimiinta EID mubaarik 🤲🤲
18/07/2021
Ka digtoonow qofka ku cafiya bilaa xad, mxaa yeeley haduu kaa tago dib uma soo laabanayo, kan iska indha tira qaladkaaga nacas ma ahan, kaliya ma doonayo inuu ku waayo, waxaa imaan doonto maalin uusaan awoodin xittaa inuu maqlo cudur daarkaaga💯
Qadarta ayaa ah waxa ugu quruxda bdn ee nagu dhici kara, marwalba waxaan u aragnaa iney cadaalad darro tahay, lkn dib ayaa ka ogaanaa iney noo qarisey waxa ugu fcn ugu quruxda bdn nolosha😍
Markaad baxdo, wadooyinka dib u noqoshada ayaa noqda kuwa aad u madow waana sababta aysan cidna dib ugu soo noqon
Qalbi dhaye
17/07/2021
Hadii Aad Rabtid Owlaad Tarbiyeesan & Guri Barwaaqo Guurso Gabar Ahlu Diin Only Ku Ah.✍️
17/07/2021
"Qofka sharafta leh laguma cabbiro tirada saaxiibada ku hareeraysan marka uu ku jiro heerka ugu sarreeya ee guushiisa, balse waxaa lagu cabbiraa awoodda uu u leeyahay in uusan ilaawin kuwii kaalmeeyey markii baahidiisu ugu weyneyd uu ku jiray."
16/07/2021
Waxaad ii tahay rinjiyeyn qurux badan🥰❤ oo laga sameeyay ubax.🌷⚘🥀🌹
16/07/2021
Jacaylku meel sare ayuu gaadhayaa . Goorta naagtu ka takti madax adaygeeda, ninkuna kibirka uu iska daayo 🥀❤ || 𝅘𝅥𝅮
15/07/2021
Dadku waa sida Guryaha oo kale, Guryaha qaar waxay ku haboonyihiin in dayactir lagu sameeyo, qaarkood waxay ku haboonyihiin in la dumiyo oo dib loo dhiso, qaarkoodna waxayba inagu qasbayaan in an ku dul qorno "Gurigani waa iib".
15/07/2021
Ha isku qaldin Aqoonta iyo geesinimada, waa suurto gal in ad gaadho darajada Diktoor adigoo well doqon ah.
Chumca kariim