MOMPS School

MOMPS School Waa xaruun waxbarasho taas oo loo aas aasay in ay sare u qaado waxbarashada ubadka soomaaliyeed

إنالله وانا اليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتهInaa  lil...
26/02/2024

إنالله وانا اليه راجعون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته

Inaa lilaaahi waina ileyhi rajicoon waxa hada na soo gartay geerida allah unaxariisto.
xuseen maxamed xuseen * aabihiis
aabo maxmed xuseen
Dhammaan maamulka, macalimiinta iskuulka momps waxayna dirayaan tacsi tiiraanyo leh

Naxariis jano allah siyo kitabkiisa midig allah ka siyo anagana sabar iyo imaan allah naga wada siyo 😭😭
• اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله دارا خيرا من داره، وأهلا خيرا من أهله، وزوجا خيرا من زوجه، وأدخله الجنة، وأعذه من عذاب القبر، ومن عذاب النار.

Hampalyo hampalyo Wada jooga oo wada jira abti
09/02/2024

Hampalyo hampalyo
Wada jooga oo wada jira abti

💍Hambalyo Aroos wacan 🥰   ‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ‎Hambalyo Hambalyo, waxaan hambalyo farxadeed o...
12/10/2023

💍Hambalyo Aroos wacan 🥰

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ
‎
Hambalyo Hambalyo, waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin halkan uga dirayaa saxibkeyga qaaliga ah Ustaad Maxamed Ibraahim Maxamed
Ahna maamulaha bab-Almandam iyo Dumaashi: Drs . Bishara Sheikh abuukar oo maanta taariikhdu ay tahay 12/10/2023 meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaan leeyahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu faraxo.

Waxaan Markale Ugu Duceynaya
‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

💗HAMBALYO, DHALASHO WACAN❤WAXAAN HAMBALYO DHALASHO FARXADI KUDHEHANTAHAY  Udirayaa Walalkey Muzammil Abaz Mohamed iyo Du...
28/08/2023

💗HAMBALYO, DHALASHO WACAN❤

WAXAAN HAMBALYO DHALASHO FARXADI KUDHEHANTAHAY Udirayaa Walalkey Muzammil Abaz Mohamed iyo Dumashidey oo Wiil ugu dhashtay magalada Muqdisho🥰❤️💯

Wxaan leeyahy Adeer mcn soo barbaar oo noqo midkii Diintisa, Dalkiisa yo Dadkiisa, Anfacda I.a
❤❤Congratulations on the occasion of a birth💚💚💛💛💛بَارَكَ اللّٰهُ لَكَ فِيْ الْمَوْهُوْبِ لَكَ، وَشَكَرْتَ الْوَاهِبَ، وَبَلَغَ أَشُدَّهُ، وَرُزِقْتَ بِرَّهُ 🧡🧡

Waxaa inoo bilaawday koobkii sanadlaha ahaa oo ay kawada qeyb qaadanayeen dhamaan ardayda iskuulka momps qeybtiisa h/wad...
21/05/2023

Waxaa inoo bilaawday koobkii sanadlaha ahaa oo ay kawada qeyb qaadanayeen dhamaan ardayda iskuulka momps qeybtiisa h/wadaag

Momps family hampalyo dufcada 6aad
16/03/2023

Momps family hampalyo dufcada 6aad

15/03/2023

Coming soon i.a saacado ayaa ka harsan munaasabada qalin jebinta dufcada 6aad caafimaadka ee iskuulka momps

11/03/2023

Address

Howlwadaag District
Mogadishu
252

Telephone

+252611001196

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MOMPS School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to MOMPS School:

Shortcuts

Share

Category