Global One School.

Global One School.

Share

GLOBAL WAA MID KAMID AH ISKUULKA SARE EE MAGAALADDA MUQDISHO OO LA AAS-AASAY SANNADKII 2002.

Photos from Global One School.'s post 23/11/2023

SAWIRRO: Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Global One School.

21/11/2023

21 Nofeembar - XUSKA MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED.

Dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed waxaan ugu hambaliyeyneynaa 49guuradda kasoo wareegatay Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo 1974tii Dowladii Dhexe u asteysay Xuska Macalinka Soomaaliyeed.

Si gaar ah, waxaan u hambaliyeyneynaa dhammaan macallimiin Dugsiyada GLOBAL faracyadiisa kala duwan.

HAMBALYO MACALIN.

Photos from Global One School.'s post 10/11/2023

Hambalyo Ustaadkeenna Maxamed Muuse.

Photos from Global One School.'s post 08/11/2023

Maanta oo ay taariikh aheyd 24-04-1445 - 08-11-2023, qaybta dhexe ee Iskuuladda GLOBAL waxaa ka dhacay Tartan is-barasjo iyo tijaabo oo u dhexeeya walaalaha GLOBAL 3 Shibis iyo GLOBAL 1 Kaaraan.

SAWIRRO.

27/10/2023

HORYAALKA KUBADDA CAGTA EE DUGSIYADA GOBOLKA BANAADIR.

Xulka Dugsiga Global One School. ee Kubbada Cagta iyo Macallimiintooda oo Maanta Ku jimceystay KOOBKII ay sida xoogga ah kusoo qaateen.

JIMCO WANAAGSAN, Dhammaan Bahda Global yar iyo weynba.

Photos from Global One School.'s post 26/10/2023

Horyaalka Kubbada Cagta Dugsiga Gobolka Banaadir, Global One School.

Dugsiga waxa uu noqday dugsigii ugu horreeyey ee ku guuleystay tartankii ugu horreeyey ee nuucaan oo kale ee loo qabto Dugsiyada Gobolka Banaadir.

• Koobka waxaa ku guuleystay Dugsiga Global ✅

• Ciyaaryahanka ugu wanaagsan waxaa noqday Cumar Xasan Maxamed oo Dugsiga Global u ciyaaraye ✅

• Gool-haya ugu wanaagsan waxaa noqday Axmed Cabdulaahi Muxudiin oo Dugsiga Global u ciyaaraye ✅

• Ciyaaryahanka ugu Goolasha badan waxaa noqday Khaalid Cabdulaahi Nuur oo Dugsiga Global u ciyaaraye ✅

FG: Gool-dhalinta waxaa la guddoonsiiyey ciyaaryahan kale, waxayna aheyd khalad ka dhacay qolada howlahaas qaabilsan, sida saxda ah Global ayaa lahaa biladaas.

24-19-2023

Photos from Arday.com's post 26/10/2023

🥇🏆🤛💪

24/10/2023

GLOBAL Champions 🏆

24/10/2023

Ciyaarta k**a dambeysta ah ee Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Gobolka Banaadir ayaa galabta lagu ciyaari doonna Garoonka Eng. Yariisoow.

GLOBAL VS M. JAAMAC,
KAARAAN VS YAAQSHIID.

FORCA GLOBAL 🤛🥇👊

KARBUUNO MUGDI WAA U KAAH,
KAARAANNA DADKA WAA U KEYD.

23/10/2023

1️⃣GLOBAL 1:0 HAYAN
2️⃣GLOBAL 1:0 AL-FURAT MODEL
3️⃣GLOBAL 5:0 BANAADIR INTEGRATED
4️⃣GLOBAL 2:0 TUSMO
5️⃣GLOBAL 0:0 AL-NASIIB [P - GLOBAL win]
6️⃣GLOBAL 3:1 AL-HUDDA MODEL

6dii kulan oo ay Ciyaareen Ciyaaryahannada GLOBAL 1GOOL oo keliya ayaa laga dhaliyey, sidoo kalena dhammaan wey badiyeen oo wax barbardhac ah ma aysan gelin.

GCS PLAYERS is a MIISAANKA CULUS 🤛🥇✊

FORCA GLOBAL 🤛🥇✊

18/10/2023

Dugsiga Global ayaa maalinta berrito ah kulanka ugu dambeeya TARTANKA KUBADDA CAGTA EE DUGSIYADA GOBOLKA BANADIR la ciyaari doonno Dugsiga Macallin Jaamac.

GLOBAL VS M.JAAMAC
KAARAAN VS YAAQSHIID

14/09/2023

Dhammaan ardaydeenna iyo macallimiintaba horumar wacan ayaa idin rajeyneynaa. Guuleysta dhammaantiina.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu