A visual recap of students' emotions during the 2025/2026 Final Examinations at SYL University
SYL University
Knowledge, Creativity & Self-Actualization
19/06/2026
18/06/2026
Maanta oo ay taariikhda ku asteysan tahay 18/6/2026 waxa Jaamacada SYL u Soo gabagaboobay final exam ka semester ka labaad ee sanad dugsiyeed ka 2025/2026 . Waxaan Allaah ka rajeyneynaa annaga oo nabad qabna in aan isku Soo noqono sanad dugsiyeed ka cusub i.a
11/06/2026
Maanta oo ay taariikhda ku beegneed 11/6/2026 waxaa jaamacada SYL kabilowday imtixaan kii u dambeeya ee sanad dugsiyeed ka 2025/2026
Dhamman ardayda waxan u rajeyneynaa guul iyo natiino ay ku farxaan I A
Gudoomiyihii h**e ee Jaamacada SYL Mr Abdullahi Mohammed Ahmed iyo qaar ka mida ardayda dhigata Jaamacada SYL ayaa ka hambalyeey 83 guuradii urur ka SYL iyo 10 sano guuradii asaasitaan ka Jaamacada SYL
15/05/2026
XUSKA 15-KA MAY
Jaamacada SYL waxa ay ummada soomaaliyees ugu hambalyeyneysaa Maalinta taariikhiga ah 15-ka May Waa Maalin Qiimo Weyn Ugu Fadhida Shacabka Soomaaliyeed meel walbey jogaan, ๐ธ๐ด
Waana Maalintii la aas-aasay Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed Ee SYL
Sidoo kale ardayda ,macalimiinta iyo bahdo SYL University waxaan ugu hambalyeynayaa 10 sano guuradii ka Soo wareegtay aasaas kii Jaamacada SYL
09/04/2026
Waxaa xarumaha kala duwan ee SYL University ka bilaabmay mid -term exam ee semester-ka 2aad, ๐ฌ๐๐ง๐๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
Imtixaanka ayaa si isku mid ah uga bilowday dhammaan xarumaha kala geddisan ee Jaamacadda, waxaana u fadhiistay Ardayda Part-Time, halka Ardayda Full-Time ay u fadhiisan doonaan imtixaankooda maalinta sabdiga ah oo ay taariiqdu tahay 11/4/2026.
SYL University waxay u rajaynaysaa dhammaan Ardayda guul iyo horumar.
Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta โ SYL University
๐ Web: SYL University.edu.so
09/04/2026
Mogadishu, April 9, 2026
SYL University iyo Al-caasima hospital ayaa heshiis is-afgarad kala saxiixday.
Ujeeddada heshiiskan waxa uu ku salaysan yahay iskaashi dhinaca cilmi-baarista iyo tababarrada Ardayda, taas oo kor u qaadi doonta fursadaha aqooneed iyo xirfadeed ee labada dhinac.
โ Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta โ SYL University
Jamacadda SYL waxa ay bahda jecel waxbarash lawadaageysaa in ay diyaarisay diplomoyin muhiim u ah in kor loo qaado aqoonta iyo xirfadaha muhiim ka u ah aas aas ka waxbarashada
Diplomoyinkaas waxa lagu qadan doonaa habka fogaan dersiga taasoo qof weliba ka faaideysankaro
1. Diploma of public administration
2. Diploma of Business Administration
3. Diploma of Bank and Finance
4. Diploma of Logistics
5. Diploma of Social work
6. Diploma of Information technology (IT)
7. Diploma of Public health
8. Diploma of Nursing
9. Diploma of Midwifery
10. Diploma of Nutrition
11. Diploma of clinical officer
12. Diploma of Math and Physics
13. Diploma of Biochemistry
Dhamaan diplomoyin kaan kor ku xusan si aad iskaga diiwangaliso kudhufo link hoose oo buuxi form ka si sax ah
https://forms.gle/KqVW1YNnddd8Dfu69
Ama laxariir numberkan +252619991812
01/04/2026
๐๐๐ฒ ๐ โ ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ซ๐๐ง๐ฌ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ซ
Sawirradan waxay muujinayaan daqiiqadihii ugu horreeyay ee ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐จ๐จ๐ฐ๐๐๐ ee ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐ซ๐๐ง๐ฌ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ซ, halkaas oo aqoon qiimo leh iyo wacyigelin muhiim ah lagu wadaagay.
๐๐๐ก๐๐ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก dhammaan ardayda iyo ๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐ข-๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐๐ญ๐ ka qayb qaadatay guusha maalintan.
๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐ฃ๐ข๐ซ ๐๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐ง๐ช๐๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฒ Kaalib Tech SYL University And Somali specialist Hospital.
Mahadsanidiin, ๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐๐จ ๐๐๐ฒ ๐.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu