Al-Tadaamun primary Secondry school

Al-Tadaamun primary Secondry school

Share

page kan waa pageka saxda ahe ee Al-Tadaamun primary and Secondry School

14/02/2025

Waxaa maalintii arbacad aheyd Tartan aqooneed ku dhexmaray saaxada iskuulka labada fasal ee kala ah 7aad( c) iyo 11aad A
Halkaa waxay guusha ku raacday fasalka 7aad ( c )

Guul dhamaan aradyda Al faaruuq
-Tadaamun

10/01/2025

Guul soomali weyn melwliba ay joogaa

Photos from Al-Tadaamun primary Secondry school's post 09/07/2023

Tacsi
Waxaan dhamaan ehelada, qaraabada, bahda waxbarashada, hey'adda DIRECT AID Soomaaliya iyo Umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyneynaa geeridii ku timid ust. Abdikariin salaad kadiye waxaan leen nahay Samir iyo iimaan alle hanaga siiyo asgana janaatul Fardows alle hagaliyo

اللهم، اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلْج والبرد، ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الأبيض من الدنس

Photos from Al-Tadaamun primary Secondry school's post 19/05/2023

Waxaan idin rajaynayaa guul dhaaman ardayda shaadiga ah ee galiyso imtixaanka snada dugsiyeedka 2022/2023 qaasatan reer tadaamun I.a

08/07/2022

Waxaan u hambalyeenaynaa guud ahaan umadda muslimiinta meel walbo ay joogaan ciid muabaarak

30/05/2022

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. waxa uu shaacinayaa Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2021/22.

Agaasinku waxa uu ku boorinayaa dhammaan ardayda ka qayb-gelaya imtixaanka in ay u diyaar garoobaan dadaal iyo akhris dheeriyana sameeyaan.

Guul Wanaagsan iyo Mustaqbal Horumar leh.

21/05/2022

Waan guul u rajayneynaa ardayda sanadkan u fadhiisandoonto imtixaanka shahaadiga fasalk 12 aad ee dugsiga sare waxaan leenahay guul wacan alle ha idiin fududeeyo insha allah

11/05/2022

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

11/05/2022

Onassis ogaysiis

Photos from Al-Tadaamun primary Secondry school's post 07/05/2022

Maanta ay taariikhdu tahay 07/05/2022 waxaa noo bilaabanaayo imtixaanka finalka ee dugsiga

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu