Al-mustaqiim school

Al-mustaqiim school dugsiga almustaqiim waa dugsi loo aasaasay samafalka, waxa uu si lacag la'aan ah wax kubaraa caruurta agoonta ah.

24/08/2024

Iskuulka agoonta almustaqiim, waxa uu waalidiin agoonta iyo haysta ogeysiinayaa
In iskuulku qaadanayo agoon cusub
Hadaba: waqti oo kooban dartiis kusoo dhaqsada

Nagala soo xiriir:615950650

Hambalyo ardayda almustaqim, Oo kaalin wayn kasoo galay imtixaanka agaasinka gobolkaHambalyo markale!
18/08/2024

Hambalyo ardayda almustaqim,
Oo kaalin wayn kasoo galay imtixaanka agaasinka gobolka

Hambalyo markale!

Guul ayaan idiin rajeynaynaa Class 8
17/08/2024

Guul ayaan idiin rajeynaynaa
Class 8

Isku aadka wareegga 2aad ee tartan aqooneedka dugsiyada sare oo ay qabanayso radio kulmiye.
24/03/2024

Isku aadka wareegga 2aad ee tartan aqooneedka dugsiyada sare oo ay qabanayso radio kulmiye.

02/06/2022

Qaar kamid ah ardayda kaalmaha h**e kagalay imtixaankii sannad dugsiyeedkan 2021-2022.
Waxaan uga mahad celinaynaa dadaalka ay kubixiyeen si ay utiigsadaan kaàlmaha sare.

Waxaan soo dhaweynaynaa jadwalka cusub ee agaasinku soo gudbiyay.Allah-mahadleh.
23/05/2022

Waxaan soo dhaweynaynaa jadwalka cusub ee agaasinku soo gudbiyay.
Allah-mahadleh.

Address

Suuqbacaad
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-mustaqiim school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-mustaqiim school:

Shortcuts

Share

Category