Xanaanada Azhaar Almustaqbal

Xanaanada  Azhaar  Almustaqbal *Barbaarinta iyo Xanaanada Ubadka
* Barida Akhrinta iyo Qoraalka
*Xifdinta Qur'aanka Kariimk

15/09/2026

Allow Gabdhayda ii dhowr oo ka dhig
kuwa maalinta qiyaamo ii shafeeca qaada

09/09/2026

Waxaa farxada la wadaagaynaa macalin fardowsa oo gabadheeda Sanaa suhaib qur’aanka dhameesay
Fardowsa Mahamed Farta Caamir

24/08/2026

Ciyaarta iyo madadaaladu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah horumarka iyo barashada carruurteenna! 🎈✨

Xanaanada Azhaar Al Mustaqbal, waxaan carruurta siinnaa deegaan ammaan ah oo ka buuxa farxad, saaxiibtinimo, iyo aqoon. Halkan waxay ku bartaan xirfado cusub iyagoo ciyaaraya oo ka shaqaynaya koox ahaan.

Diiwaangalintu way Furan TahaySANAD DUGSIYEEDKA 2026-2027
19/08/2026

Diiwaangalintu way Furan Tahay
SANAD DUGSIYEEDKA 2026-2027

BARBAARINTA WANAAGSANWAA AASAASKA MUSTAQBALKA.
18/08/2026

BARBAARINTA WANAAGSAN
WAA AASAASKA MUSTAQBALKA.

17/08/2026

Maalin Farxad Leh!
Carruurteenna oo si qurux badan u dabaaldegaya ❤️
Xanaanada Azhaar Almustaqbal

DHAQANKEENNAWAA AQOONSIGEENNA 🇸🇴Carruurteena waxaan baraynaahiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
16/08/2026

DHAQANKEENNA
WAA AQOONSIGEENNA 🇸🇴
Carruurteena waxaan baraynaa
hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

11/08/2026

Waxaan farxada lawadaagaynaa ardaygayna Ahmed warsame
Waxaan leenahay cimri dheer iyo cibaado suuban
azhaar almustaqbal

Address

Isgooska Jid Mareexaan
Mogadishu
2526

Opening Hours

Monday 07:00 - 04:00
Tuesday 07:00 - 04:00
Wednesday 07:00 - 04:00
Saturday 07:00 - 04:00
Sunday 07:00 - 04:00

Telephone

+252613827446

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xanaanada Azhaar Almustaqbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Xanaanada Azhaar Almustaqbal:

Shortcuts

Share

Category