20/01/2024
Welcome To Dayah Academy
20/01/2024
20/11/2023
-wii be Happy Teacher's Day 21Nov 2022
Asc wrxma dhamman Umadda soo maaliyeed Eud wanaagsan.
05/06/2023
02/06/2023
Asc wrxma dhammaan bulshada ku nool caasimada mogdisho waxaan ku ogeysinayaa in schoolk-ka DAYAH Academy uu bilaabidoono koorsooyin 2-da bil oo fasaxa lagu jiro si ay ardaydeena uga faa'ideystaan maadooyinka
-Gargaarka Deg-dega ( First Aid)
-Basic mathamatics
-English basic with conversation
- Soomaali
Iskuulka waxaa uu ku yaala Degmada dharkeynley Xaafada showriga caga gaarka masjidka Rabi salli kala xiriir lambaradaani
616214864\ 612149371
30/04/2023
30/04/2023
20/04/2023
Dhamman umada soo maaliyeed meelkasto ay caalamka ka joogaan
Eid mubaarak ALLAH SWT hanaga cagbalo cibaadadii aan sameyny soonkaan soonkiisa allah caafinaad nagu gaarsiiyo.
Ogeysis Ogeysis
Dhamman bahda Schoolka Dayah
Waaladiinta Ardayda waxaan la ogeysinayaa in fasax gaaban la gali doono
#10 danne ee bisha barakeysan ee Ramadan laga bilaabo maanta 12\04\2023 ilaa 29/04\2023 Oo ku aadan maalin sabti isku soonoqad wanaagsan cibaadada Allah hana cagbalo i.a
Soonka wuu soo dhow yahay 4maalin kadib Allahayow nala garabgal.
Kiisakle nabad nagu gaarsi🤲🤲🤲🤲🤲