07/09/2025
Ardayeey weli waxa meel bilow ah inoo marayo Fasalka Form four fadlan h**e ugaar si aad ugu mid noqoto ardada waxkabarata macalhadka mahadsanidiin.
Please join us to be an expert thanks
07/09/2025
Ardayeey weli waxa meel bilow ah inoo marayo Fasalka Form four fadlan h**e ugaar si aad ugu mid noqoto ardada waxkabarata macalhadka mahadsanidiin.
24/08/2025
Hambalyo hambalyo
Waxaan farxadda la qaybsanaynaa qaar kamid ah ardayda kala ah Abdiladhiif Abdulkadir, Maaida Ibrahim, Najmo Ali & Fartuun Mukhtaar oo ku baasay imtixaanka qaranka. Ardaydaan waxay kamid ahaayeen dufcaddii ugu horreysay ee machadka qaybta Scientific subjects-ka.
Guushiinu waa farxaddeena
Dhammaan ardaydii machadka kasoo qalin daartay waan u hambalyeynaynaa.
23/08/2025
24.08.2025 Natiijo lagu farxo idin rajeenaa dhammaantiin i.a
Waxaan hambalyo dhalasho farxad leh hawada u marinaynaa ustaad abuukar suudaani oo galabta wiil ugu dhashay magaalada muqdisho.
03/08/2025
—————————-OGEYSIIS OGEYSIIS——————————
Dhamaan ardada fasalka 8aad waxa idiin diyaar ah fursad qaali ah.
Afarta maaddo ee SAYNIS, XISAAB, ENGLISH & TIKNOOLOJI ayaa idiin diyaar ah. waqtiguna waa xilliga ugu fiican oo dugsileeyda xitaa anfacaya. 02:30 ilaa 03:30 PM.
Xisada waxay toos ubilaban dontaa malinta Axada soo socoto kuna beegan taarikhda 10/August/2025•
Diiwaangelintu way furantahay h**ey usoo gaar xarunta machadka oo ku taala Degmada wadajir, nawaaxiga Suuqa weyn, ceelgeelow.
Ama wixii faahfaahin intaas dheer kala soo xiriir 0617184545/0617717014
CLASS-KA CUSUB EE FORM FOUR MAANTA AYUU BILAABANAYAA.
WAQTIGA BACDAL CASIR (4:00PM)
MAADDADA; PHYSICS
24/07/2025
Waqtiga fasalka uu bilaaban doono waxaa ka harsan maalinta berito oo keliya fadlan yaan lagaa buuxin diiwangelinta fasalka F4 sanad dugsiyeedka 2025-2026.
21/07/2025
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
MA tahay arday dhigta dugsiga sare oo ma dooneysaa in aad barato maaddooyinka scientific subjects-ka ee kala ah Biology, Chemistry, Physics & Mathematics.
Ma dooneysaa macallimiin si hagar la'aan ah oo heer sare ah kuugu dhiga afarta maaddo . Haddaba haddii jawaabtaadu _HAA_ tahay waxaan kugu soo dhaweynaynaa machadka Expert oo ah machad bixiya afarta maaddo ee cilmiga, maaddada caafimaadka, luqadaha Englishka & soomaaliga, waxbarashada aas'aasiga ah sida diyaarinta ardayda dugsiyada hoose & dhexe iyo diyaarinta ardayda shahaadiga ah ee fasalka 8aad iyo form four.
Si gaar ah, waxa uu machadka diiradda u saarayaa ardayda shahaadiga ah ee form four iyo 8aad sidii ay u heli lahaayeen sharaxaad waafi ah iyo caawimaad joogta ah, ilaa lagala shaqeeynaayo imtixaanadii h**e dowladda.
Dhammaan dadweynaha ku nool degmada Wadajir iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa in fasalada ay si toos ah u furmayaan maalinka sabtida, taariikhduna ay ku asteysantahay 26-ka July 2025.
Saacdaha uu machadku shaqeynaayo waa duhur ilaa habeen, iyo khamiis iyo jimco.
Ha ka harin fursaddaan dahabiga ah!
Ku soo biir Macadka Expert maantaba!
Machadka wuxuu ku yaalaa degmada wadajir, xaafadda ceelgeelow, nawaaxiga sallaxa doodshe, wuxuu saaranyahay waddada cusub ee kasoo bilaabata dhabarka danbe ee isbitaal wadajir, soona hormarta maqaayadda shariif oo dhanka iyo ceelgeelow soo aadda
Dufcadeenii 1aad ee form four ardayda aan qabanay afar laabkeed ayaan qabanay dufcadeenii 2aad!
Sanadkaan waa dufcadeenii 3aad
🎓