Al-Mannar Heliwaa

Al-Mannar Heliwaa DUGSIGA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE ALMANNAR 2

HAMBALYO!Cilmiga aad barateen aadna ka mira dhaliseen alle ha ka dhigo id anfaca naftiina, waalidkiina iyo dhamaan bulsh...
05/08/2023

HAMBALYO!
Cilmiga aad barateen aadna ka mira dhaliseen alle ha ka dhigo id anfaca naftiina, waalidkiina iyo dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed

Dhamaan Maamulka Dugasiga Al-Mannar Heliwaa waxa ay Farxadda la Qeybsanayaan una Hambalyeynayaan Dhamaan Ardayda Somaali...
03/08/2023

Dhamaan Maamulka Dugasiga Al-Mannar Heliwaa waxa ay Farxadda la Qeybsanayaan una Hambalyeynayaan Dhamaan Ardayda Somaaliyeed FASALKA 8aad ee ka soo Gudubtay Imtixaan K**a Dambeysta..

28/07/2023
Sanad wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah khaasatan bulshada soomaaliyeed.Noqo Mid aam Barako, Midnimo & Isbedel Wa...
18/07/2023

Sanad wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah khaasatan bulshada soomaaliyeed.
Noqo Mid aam Barako, Midnimo & Isbedel Wanaagsan ka Helno Eebe Idankii

OGEYSIISWaxaa si toos ah u furmay isdiiwaan gelinta ardayda dugsiga Al-Mannar Heliwaa.isdiiwaan gelintu waxa ay ka socot...
16/07/2023

OGEYSIIS
Waxaa si toos ah u furmay isdiiwaan gelinta ardayda dugsiga Al-Mannar Heliwaa.
isdiiwaan gelintu waxa ay ka socotaa xarunta dugsiga.
FG: Lacagta qabashada ardayda waa FREE

Eid Al-Adha Al-Mubarak..Waxaan Farxadda Ciidda Ciidul Adxaa La qeybsaneynaa dhamaan umadda Muslimiin khaasatan Dadka Soo...
27/06/2023

Eid Al-Adha Al-Mubarak..
Waxaan Farxadda Ciidda Ciidul Adxaa La qeybsaneynaa dhamaan umadda Muslimiin khaasatan Dadka Soomaaliyeed.
Ciid Wanaagsan...

26-kii juun waa maalin qiimo iyo qaayo gooni ku leh dhamaan umadda soomaaliyed. Waa maalintii ugu horeysay ee calan ay s...
25/06/2023

26-kii juun waa maalin qiimo iyo qaayo gooni ku leh dhamaan umadda soomaaliyed. Waa maalintii ugu horeysay ee calan ay soomali leedahay aduunka lagu arkay. Dhamaan dadkeyga waxaan idin leeyahay farxad nagula wadaaga maalintaan farxadda goonida leh. Dhamaan umada Soomaaliyed sanad guuro wacan. SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH:

Alle Ha inaga aqbalo acmaasha suuban Maalmahan Kheyrka Badan
18/06/2023

Alle Ha inaga aqbalo acmaasha suuban Maalmahan Kheyrka Badan

Jumca Mubaarak dhamaan umadda Somaliyeed
15/06/2023

Jumca Mubaarak dhamaan umadda Somaliyeed

Dhammaan ardayda uu u dhamaaday πˆπŒπ“πˆπ—π€π€ππŠπ€ π’π‡π€π‡π€π€πƒπˆπ†π€ π…π€π’π€π‹πŠπ€ πŸ–πšπšπ waxaan u rajeynaynaa guul iyo horumar.Al-Mannar Heliw...
06/06/2023

Dhammaan ardayda uu u dhamaaday πˆπŒπ“πˆπ—π€π€ππŠπ€ π’π‡π€π‡π€π€πƒπˆπ†π€ π…π€π’π€π‹πŠπ€ πŸ–πšπšπ waxaan u rajeynaynaa guul iyo horumar.
Al-Mannar Heliwaa

Dhamaan Ardayda Fasalka 8aad ee dugisga hoose, dhexe iyo sare ee Al-Mannar Heliwaa waxaa lagu war gelinayaa in kaararkoo...
31/05/2023

Dhamaan Ardayda Fasalka 8aad ee dugisga hoose, dhexe iyo sare ee Al-Mannar Heliwaa waxaa lagu war gelinayaa in kaararkooda Imtixaanka Shahaadiga ah ay diyaar ugu yihiin Xarunta dugsiga. Fadlan H**e u gaar oo qaado Kaarkaaga
Wixii Faahfaahin ah la xiriir:
61 9620553
0615312259

Address

Deg. Heliwaa
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252619620553

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Mannar Heliwaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category