Elmi Books

Elmi Books

Share

Elmi Books

Photos from Elmi Books's post 02/04/2021

Waa buug af soomaali ah oo loogu talagay ubadka yar yar in eey Luuqada af soomaaliga ku bartaan. Qaas ahaan aqriska iyo higaada erayada.
Hadaad aad rabto buugaa oo free ah walibana Pdf ah.
Fuli shuruudahaan.
1. Like Saar.
2. Comment ra'yigaaga kusoo diibo.
3. Share deh.
4. Kadib igala soo xariir WhatsApp 0612893855.
Mahadsanid.

Photos from Elmi Books's post 23/03/2021

Buugaagta Dugsiyada Xanaanada carruurta waa kuwaan. Ka bogasho wacan.

Photos from Elmi Books's post 23/03/2021

Madooyinka farshanka 1-8

Photos from Elmi Books's post 23/03/2021

Elmi Books and publishers sida magacaba ka muuqato waa shirkad soomaalinimada ku weeyntahay oo wax ku daabacdo afka soomaaliga iyo luuqadaha kaleba, qaas ahaan buugaagta muqararka ka ah ee iskuulada lagu dhighto laga bilaabo dugsiga xanaanada caruurta, dugsiga hoose,kan dhexe, kan sare ila iyo waxbarashada dadka waa weyn. Elmi Books and publishers waxaa aasaas u ah waxbarasho ku qotonta hal-abuur. Elmi Books waxa eey hadda caqligeeda iyo xoogeedaba isugu geesay horumarinta waxabarashada dugsiyada xanaada carrurta, dugsiyada hoose iyo kuwa dhexe. Iyada oo lagu duulaayo artigada fog ee Elmi books ana publishers ayeey hada waxa eey si horudhac ah u keentay buugaagta kala ah maadooyinka xisaabta,Ingiriiska,af-soomliga iyo laba maado oo hada ku cusub guud ahaan Soomaaliya iyo geeska Afrika oo kala ah madaada farbarka iyo farqurxinta oo aan ugu talagalnay ardayda dugsiyada dhigato iyo inta xirfadahaas eey ka maqan yihiin. Marki laga yimaado xanaada carruurta Elmi Books and publishers waxa eey sidoo kale idiin keentay madaada farshanka oo loogu talagalay dugsiyada hoose iyo dhexe fasalka 1-8 iyo inta daneesa farshanka iyo wax qurxinta.
Wixii faahfaahin intaas dheer booqo page-keena Facebook oo ah Elmi Books ama wac telefoon nambarada kala ah
WhatsApp 061 2893855 ama 068 3333013.

15/10/2020

Bugaagta farbaraka
Waxa loogu talagalay in ay wax qorista Ku bartaan ubadka yar yar 3 sano iyo wixii Ka ween. Waxaana lagu dhigaa dugsiyada xanaanada caruurta.
Fadlan wixii dheeri ah wac 0612893855.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu