29/09/2022
Asc Wrx Wbr
----------------------------------------------------------------
Waxaa la ogaysiinayaa walaalaha soomaliyeed ee ku kala nool daafaha caalamka in uu dugsiga ama machadka uu qaadanayo arday cusub oo xaddidan.
WAXYAABAHA LAGU BARTO DUGSIGA WAA:-
1-Xifdinta qur.aanka
2-Hingaada oo carabi ah
3-Tafsiirka
4-Siirada Nabiga SCW
5-Adkaarta
6-Axaadithta
7-fiqhiga iyo dhammaan culuumta shareecada.
Wixii Faahfaahin dheeraad ah fadlan Kala xiriir lambarka hoos ku quran
iyo +252617447755 https://wa.me/+252617447755
MAHADSANID.
01/06/2021
Asc Wrx Wbr
----------------------------------------------------------------
Waxaa la ogaysiinayaa walaalaha soomaliyeed ee ku kala nool daafaha caalamka in uu dugsiga ama machadka uu qaadanayo arday cusub oo xaddidan.
WAXYAABAHA LAGU BARTO DUGSIGA WAA:-
1-Xifdinta qur.aanka
2-Hingaada oo carabi ah
3-Tafsiirka
4-Siirada Nabiga SCW
5-Adkaarta
6-Axaadithta
7-fiqhiga iyo dhammaan culuumta Shareecada
Xifdinta Quraanka Kariimka Iyo Laxni Ka sixidda Carabku waa:-
A) 3 Bilood
B) 6 Bilood
C) 9 Bilood
D) Sanad
E) Sanad iyo Badh
F) 2 Sano
barashada hingaadda iyo isku xidhka ereyada iyo jumladaha carabiga waa:-
A) 3 Bilood (ugu yaraan)
B) 6 Bilood
Kala xirii lambarka hoos ku quran
iyo +252617447755 https://wa.me/+252617447755
MAHADSANID