Al-Himma School

Al-Himma School

Share

(وَمَنْ يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ)

17/02/2026

🌙 Hambalyo Bisha Barakeysan ee Ramadan 🌙

10/02/2026

Tartanka Galimada iskuulka Al-Himma.

Photos from Al-Himma School's post 09/02/2026

Tartan Aqooneedka Waa Qeeb Muhiim Ah Oo Waxbarashada Kamid Ah.

09/02/2026

Waxaa Maanta Noo Furmaya Tartan Aqooneedka Gelimada Qeebta Luqadaha Haduu Alle idmo.

30/01/2026

Waxaan Ku Wargelineynaa Dhammaan Ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe Iyo Sare Al-Himma In Ay Natiijada Imtixaanka Dhexe (midterm exam) Ka Fiirsan Karaan Appka Barbaariye.

29/01/2026

👀Isha Ku Haay Natiijada Imtixaanka Subaxdii Haduu Alle idmo.👀

29/01/2026

Jimco Mubaarak

28/01/2026

📢 WARGELIN MUHIIM AH
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Dhammaan ardayda dugsiga Al-Himma Primary & Secondary School
waxaan ku wargelinaynaa in dhawaan la shaacin doono natiijada imtixaanka dhexe
ee sannad dugsiyeedka 2025–2026 📊📚

Fadlan la soco bogga dugsiga si aad u hesho warbixinada dugsiga.

Photos from Al-Himma School's post 18/01/2026

Mahad oo dhan waxaa leh Allaah (S.W.T). Maanta oo ay taariikhdu tahay 18-ka Janaayo 2026, waxa si nabadgelyo iyo habsami leh noogu soo gabagaboobay Imtixaankii Mid-Term-ka, kaas oo socday maalmo.

Imtixaankan waxa si buuxda uga qayb qaatay dhammaan ardayda, iyaga oo muujiyey dadaal, iyo u diyaar-garow wanaagsan.

Ugu dambayn, waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda natiijooyin wanaagsan oo farxad iyo guul u noqda, Insha Allah.

14/01/2026

Al-Himma day.
Waa Maalinteena.

January 14, 2022, Friday. Opening day.
January 14, 2023, Saturday. First Anniversary.
January 14, 2024, Sunday. Second Anniversary.
January 14, 2025, Tuesday. Third Anniversary.
January 14, 2026, Wednesday. Fourth Anniversary.

14/01/2026

January 14, 2022, Friday Afternoon.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Suuqbacaad
Mogadishu