Ogeysiis Muhiim:
Fasalo Cusub
Form Four
Grade 8
Daraasada waxay bilaabaneysaa 03-Nov-2024 inshaa Allah
NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY
Page-ka Rasmiga ah ee NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY (NOSST).
01/10/2024
Waxaan hambalyo leenahay Ridwaan Abdikariim oo ka mid ah ardayda Dugsiga Noble ka aflaxday sanadkii h**e 2023-2024 oo kaalinta 5-aad ka galay 400 oo arday oo u tartamayay Deeq waxbarasho oo ay bixisay H.S.F.
01/10/2024
Dugsiga NOBLE oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh wuxuu qaadanayaa fasalo cusub
■Grade 8
■ Form One
■ Form Four
Daraasada waxay bilaabaneysaa 7- Oct-2024 inshaa Allah
27/08/2024
Salaad Ahmed Hassan oo ka mid ah ardayda sanadkii h**e 2023-2024 ka bartay Dusiga NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY ayaa Dhambaal Mahad-celin soo gaarsiiyay maamulka macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga
27/08/2024
Hambalyo dhamaan Ardeyda Soomaaliyeed ee maanta ku guuleestay in ay baasaan Imtixaanka Class-ka 12-aad ee dugsiga sare, Mustaqabal Ifaya ayaan Idiin Rajaynaynaa.
Guuleysta.
OGEYSIIS....OGEYSIIS......OGEYSIIS
NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY oo aad uga barateen bixin maadooyinka Scientific-ga iyo kuwa aasaasiga ah wuxuu qaadanayaa bisha September 2024 Fasalo cusub oo kala ah;
FORM FOUR.
FORM ONE.
Grade 8.
Wixi faahfaahin ah kala xiriir.
Tell: 613288801/613288802.
07/08/2024
Ogaysiis muhiim ah
NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY
Wuxuu qaadanayaa fasalo Cusub oo kala ah
Form four
Form One
Bishaan August 2024
Tirada Ardayda la qaadanayo way xadidantahay ee fadlan Yaa lagaa buuxin
Adeegyada uu bixiyo Dugsiga NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY iyo Taariikhda dugsiga oo kooban.
Kusoo dhawaada Tacliin Tayaysan.
Wixii faahfaahin ah la xiriir: 0613288801 ama 0613288802.
KUSOO DHAWAADA NOBLE SCHOOL OF SCIENCE AND TECHNOLOGY
WELI WAA AY SOCOTAA IS DIIWAANGELINTA FASALLADA CUSUB EE FORM ONE IYO FORM FOUR.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 21:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 21:00 |
27/08/2024