Himilo International School

Himilo International School

Share

Education page

30/03/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
Himilo International School waxa ay ugu hambalyaynaysaa dhammaan ummadda Muslimka ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fitr.

Waxaan Eebbe ka baryaynaa in uu soonkeennii iyo cibaadadeennii naga aqbalo, inoo barakeeyo maalmahan farxadda leh.

Ciid Mubaarak!
international school

Photos from Himilo International School's post 24/03/2025

Qeebta sawirada Tartanka finally xalay
Himilo International School

24/03/2025

𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 (𝟐𝟎𝟐𝟓), 𝐞𝐞 Dugsiga Himilo International School

Alxamdulillaah; waxaa xalay oo ku beegnayd haween isniin ah (23 -03-2025) inoosoo gabo-gaboobay oo aynnu soo xidhnay tartan aqooneedkii Ramadaanka ee aynnu muddoba soo wadnay, kasoo u dhexeeyay groupada Dugsiga Himilo group walibana ku tartamayay daruustii uu dhigtay uu dhigtay.

Waxaa ciyaartii ugu danbaysay isugu soo hadhay h**e usod iyoHorseed kuwasoo dhammaan tartamadii ay soo galeen soo guulaystay, juhdi badan iyo dadaal naf-hur ahna muujiyay.

Waxa xalay guushii k**a danbaysta ahayd la haooyatay h**e usocod Hambalyo hamplyo hamplyo

h**e usodd ay noqdeen guulaysta yaasha tartan aqooneedka ramadaan 2025.

Waxa aynnu u mahad celinaynaa dhammaan macallimiinta, ardayda iyo groupada sida hagar la'aanta ah uga qayb qaatay in uu qabsoomo tartankani sidan quruxda badan.

Mar labaad waxaa bogaadin mudan dhammaan macallimiinta dugsiga oo hirgaliyay qabsoomidda iyo habsami u socodka tartankan.

H**e usocod hamplyo hamplyo

Waxa wada guuleysatay reer Himilo

Badiyaha waa bahdeyna

19/03/2025

tartan aqooneedka dugsiga Himilo International School
Waxaa xalay tartamay afar group oo kala ah heeros 10 Vs Hormuud 8
Hiigsi 7vs hormar 8
Dhamaan waxa leenahay afarta garuub
Hamplyo

17/03/2025

tartan aqooneedka dugsiga Himilo International School
Waxaa xalay tartamay afar group oo kala ah heegan 9Vs H**e usocod 13
Halagan 7vs Horseed 11
Dhamaan waxa leenahay afarta garuub
Hamplyo

12/03/2025

tartan aqooneedka dugsiga Himilo International School
Waxaa xalay tartamay afar group oo kala ah heeros 9 Vs Hormar 4
Halagan 5 vs heegan 4
Dhamaan waxa leenahay afarta garuub
Hamplyo

Photos from Himilo International School's post 11/03/2025

Kulamada caawa la ciyaaraayo
Dhamaan guul idin lee nahy
Himilo International School

Photos from Himilo International School's post 11/03/2025

Qeebta sawirada Tartanka ramaadanka
Dugsiga Himilo International School
H**e usocod vs horseed
Hiigsi vs hormuud
Natiijada tartanka
H**e usocod 9 vs horseed 7
Hiigsi 7vs hormuud 6

Photos from Himilo International School's post 10/03/2025

Kulamada caawa group A iyo Group B
Group A h**e usocod vs horseed
Group B hiigsi vs hormuud
Dhamaan guul idin rajeyneynaa
Himilo International School

08/03/2025

Isku aadka heerka Group-yada tartanka Ramadank ee dugsiga Himilo International School oo markii 7aad la qabanayo ayaa la shaaciyey, garuubkee ku guuleysanaayo AA u saadaalineysaa in uu ku guulaysan doono?.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Yaaqshiid, Sanca
Mogadishu