18/08/2026
Quraanku waa nuur, hanuun, naxariis iyo bogsiin qalbiyada. ❤️📖
Machadka JABRAAN ee darasaadka Qur’aanka kariimka & barshada culuumta sharciga iyo Carabiga
18/08/2026
Quraanku waa nuur, hanuun, naxariis iyo bogsiin qalbiyada. ❤️📖
15/08/2026
13/08/2026
جمعة مباركة 🌙🤍
أسأل الله أن يبارك لكم في يوم الجمعة، ويغفر ذنوبكم، ويفرج همومكم، ويرزقكم من واسع فضله، ويجعل القرآن نور قلوبكم، ويكتب لكم الخير والسعادة في الدنيا والآخرة.
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ.
10/08/2026
﴿ لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ﴾
[إبراهيم: 7]
Macnihiisu waa: “Haddii aad mahadnaqdaan, hubaal waan idiin kordhinayaa.”
07/08/2026
جمعة مباركة، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🤲🌹
🎓 DIIWAANGELINTU WAY FURAN TAHAY!
Waxan ku wargelinayna waalidiinta in ay si rasmi ah u bilaabatay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2026–2027.
Qeybaha Madarasada
🚎Xanaanada Caruruta yar yar 3iyo 7
📚 Qeybta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare
🕌 Qeybta Shareecada
📖 Xifdinta Qur'aanka Kariimka
🍽️ Cunto Hal galin ah
⚽ Ciyaaro iyo jimicsi
📞 Wixii faahfaahin ah Nagalasoo Xiriir
+252614992010 / +252610747460
Machadka Jabraan
Waxbarasho Tayo Leh • Tarbiyad Wanaagsan
31/07/2026
جُمُعَةٌ مُبَارَكَةٌ 🌿
أسألُ اللهَ أن يجعلَ يومَكُم هذا مليئًا بالخيرِ والبركة، وأن يتقبَّلَ منكم صالحَ الأعمال، ويغفرَ لكم الذنوب، ويشرحَ صدورَكم، ويرزقَكم السعادةَ في الدنيا والآخرة.
اللهم صلِّ وسلِّم وبارك على نبينا محمد، وعلى آله وصحبه أجمعين. ✨