Sabaax Institute of Science and Technology

Sabaax Institute of Science and Technology Quality-oriented Institute of Science ,Mathematics ,English and Computer Science.

01/07/2025
Guji link-ga hoose si aad isaga diiwan geliso koorsada lagu qaadan doono fasallada Form3,Form2 iyo Form1 ee maadooyinka ...
24/03/2025

Guji link-ga hoose si aad isaga diiwan geliso koorsada lagu qaadan doono fasallada Form3,Form2 iyo Form1 ee maadooyinka Physics ,Chemistry ,Biology iyo Mathematics .
Mudada ay soconeyso waa 2bil inshaa Allah

Waxaa kaliya isdiwaangelin kara ardayda Form4-rada ah ee dooneysa in ay kaa faa'ideystaan Koorso lagu qaadan doono Fasalada Form3,Form2 iyo Form1 ee maadooyinka Physics ,chemistry ,Biology iyo Mathematics.

Fursad u gaar ah ardayda F4 ah sannadkaan.Kafaa'ideysi wacan.
11/03/2025

Fursad u gaar ah ardayda F4 ah sannadkaan.
Kafaa'ideysi wacan.

Waxaan ku wargelineynaa dhammaan ardayda dugsiyada sare dhigata gaar ahaan FASALKA FORM4,in ay ka faa ideystaan fasalka ...
17/12/2022

Waxaan ku wargelineynaa dhammaan ardayda dugsiyada sare dhigata gaar ahaan FASALKA FORM4,
in ay ka faa ideystaan fasalka hadda socda ee FORM4 ka ah.

waxaad ka jawaabtaa su,aasha hoos ku xusan. :- Ka jawaab su'aasha.- Like saar Page-ka iyo Post-gan- Share garee Post-ga....
08/09/2022

waxaad ka jawaabtaa su,aasha hoos ku xusan.
:
- Ka jawaab su'aasha.
- Like saar Page-ka iyo Post-gan
- Share garee Post-ga.
-Fadlan buuxi shuruudaha.

Assalaamu Caleykum.Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardeyda Soomaliyeed ,in la bilaabi doono fasallo cusub oo kala   ,iy...
26/08/2022

Assalaamu Caleykum.
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardeyda Soomaliyeed ,in la bilaabi doono fasallo cusub oo kala
,iyo 1 ee maadooyinka -ka iyo .
Isdiwaan gelinta wey socotaa.
Ka faa'ideysi wacan

Haka faa ideystaan fursadaan qaaliga ah dhammaan ardeyda dugsiyada sare.
25/08/2022

Haka faa ideystaan fursadaan qaaliga ah dhammaan ardeyda dugsiyada sare.

Address

Carafaat Hospital Street , Near Almadar School , Yaaqshiid District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 12:00 - 17:00
Tuesday 12:00 - 17:45
Wednesday 12:00 - 17:45
Saturday 12:00 - 17:45
Sunday 12:00 - 17:45

Telephone

+252618539948

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabaax Institute of Science and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sabaax Institute of Science and Technology:

Shortcuts

Share

Category