Qeyta 2aad: Shekh mahdi shariif ayaa inoo faahfahinayo urjeedada dowrada loo hirgiliyay.
Walid ilmahaaga yuusan kala harin.
Al-Xikma Primary And Secondary School
Al Hikma is the home of success and wisdom.
Shekh mahdi shariif ayaa inoo faahfahinayo urjeedada dowrada loo sameeyay.
Walid ilmahaaga yuusan kala harin.
Al-xikma markasta waxa uu tagan yahay in uu ardayda ka dhiso dhinaca walbo.
Muqaalka waa shukri oo inala wadageyso aragtideda ku adan dowrada khamiis iyo jimco.
Dugsiga Al-xikma qeybta waxa uu u qabanaya dowro khamiis iyo jimco taas oo lagu baranayo asasiyadka diinta.
Dowradan waxaa loogu talagalay ardayada fasalka 1aad ilaa iyo 8aad.
Muqalka waa sucdi oo inala wadageysa sida ay u aragto dowrada khamiis iyo jimcaha.
Kala xariir waxii fahfahin ah:
+252 771875838
Dugsiga Al-xikma waxa uu u qabanaya dowro khamiis iyo jimco taas oo lagu baranayo asasiyadka diinta.
Dowradan waxaa loogu talagalay ardayada fasalka 1aad ilaa iyo 8aad.
Muqalka waa ilhan oo inala wadageysa sida ay u aragto dowrada khamiis iyo jimcaha.
Kala xariir waxii fahfahin ah:
+252 771875838
26/03/2026
Ogeysiis Muhiim Ah
Iskuulka Al-Xikma, oo ah iskuul facweyn kuna suntan in uu soo saaro arday tayo leh, ayaa bilaabay doowro diini ah oo lagu baranayo asaasiyadka diinta. Dowradan waxey bilaabatay mudo 4 bil ka hor, waxaana la qadanayaa arday cusub, insha'allah. Faahfaahin dheeri ah ka hel is-qorista ardayda qeybta Diiniga ee Khamiis iyo Jimco. Mahadsanidin!
26/03/2026
Ogeysiis Muhiim Ah
Iskuulka Al-Xikma, oo ah iskuul facweyn kuna suntan in uu soo saaro arday tayo leh, ayaa waxa uu ogeysiinaya dadka Ku nool D.Waberi iyo nawaaxigeeda in uu bilaabay dowro diini ah. Dowradan waxey bilaabatay mudo 4 bil ka hor, waxaana la qadanayaa arday cusub, insha'allah. Faahfaahin dheeri ah kala xariir is-qorista ardayda qeybta Diiniga ee Khamiis iyo Jimco. Mahadsanidin!
19/03/2026
Bismilaah
Dhamaan umada islaamka waxan ugu hambalyeeynayna dhalashada bisha shawaal gaar ahaan waxan uhambalyeynaynaa bahda Al xikma meel walba ay joogaan waxan idin leenahay Eid Mubarak
waxa ASW ka rajeenena inuu naga aqbalo bisha barakeesan ee Ramadan
عيد مبارك كل عام وأنتم بخير
24/02/2026
Waxaa Alle weyne inoo suuragaliyey inuu si habsan iyo nabad inuugu bilowdo tartan aqooneedkii sanad dugsiyeeydka 2025_2026
Waxaan rajeynaa inuu kheyr inuugu dhamaado
Al-Xikma Primary And Secondary School
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Waaberi
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 19:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |