Muctaraf Primary and Secondary School

Muctaraf Primary and Secondary School Aqoon La'aani waa iftaan la'aan

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ     ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ    ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌWaxaa la Ogeysiinayaa dhammaan ๐–๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š in Dugsiga la Fur...
28/08/2026

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ
Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan ๐–๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š, ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š in Dugsiga la Furi doono maalin isniinta Insha-allah ay taariikhdu ku beegan tahay 31 ๐‘จ๐’–๐’ˆ๐’–๐’”๐’• ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6
๐™ธ๐šœ๐š”๐šž ๐šœ๐š˜๐š˜ ๐š—๐š˜๐šš๐š˜๐š ๐š ๐šŠ๐š—๐šŠ๐šŠ๐š๐šœ๐šŠ๐š— insha Allah.

  Dhamaan       iyo   reer   oo isku duuban waxa ay   iyo   u dirayaan       kuwaas oo dhamaantoda kuwada baasay    .Wax...
09/08/2026


Dhamaan iyo reer oo isku duuban waxa ay iyo u dirayaan kuwaas oo dhamaantoda kuwada baasay .
Waxaan lee nahay dadaalka halkaas ka sii wada guul iyo hormar wacan ayaan idin rajeynenaa .

    Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaa ardeyda     oo manta u soo idlaaday imtixaankii Qaranka ee    . Wax...
25/06/2026


Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaa ardeyda oo manta u soo idlaaday imtixaankii Qaranka ee . Waxaana u rajeyneynaa guul iyo Natiijo ay ku faraxaan Insha-allah.

Waa sawiradii shalay ee dabaaldagii       ee usoo dhamaday imtixaankii Qaranka. Waxaan u rajeynenaa guul iyo nasiib wcn ...
19/06/2026

Waa sawiradii shalay ee dabaaldagii ee usoo dhamaday imtixaankii Qaranka. Waxaan u rajeynenaa guul iyo nasiib wcn .

    Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa Ardeyda     kuwaas oo manta usoo dhamaday imtixaankii Qaranka.Waxa...
18/06/2026


Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa Ardeyda kuwaas oo manta usoo dhamaday imtixaankii Qaranka.
Waxaan u rajeynenaa natiijo wcn oo ay ku wada farxaan ayaga iyo walidiintodaba

      Shalay oo ay tariikhdu aheyd 10-6-2026 waxaa soo gaba gaboobay tartan aqooneedkii   Muctaraf Primary and Secondary...
11/06/2026


Shalay oo ay tariikhdu aheyd 10-6-2026 waxaa soo gaba gaboobay tartan aqooneedkii Muctaraf Primary and Secondary School ee sanad dugsiyeedka 2025/2026.
Kaas oo ay finalka isugu yimadeen fasalada kala ah iyo ugu dameybna waxa ay guushu raacday fasalka oo sanadkaan ku guuleystay tartan aqooneedka 2025-2026.
Sido kale qeybta galinka dambo ayagane wuxuu tarantan xiisa leh dhex maray kala ah iyo halkaasna waxa ay guusha ku raacday .
Dhamaan macaliinta iyo maamulka schoolka waxay hambalyo u dirayaan fasalada iyo . Oo ku guuleystay tartan aqoonedka sanadkaan ee .

Bari oo arbaco ah taariikhduna ay ku beegan thy 10/6/2026 waxaa jira finalka tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2025/20...
09/06/2026

Bari oo arbaco ah taariikhduna ay ku beegan thy 10/6/2026 waxaa jira finalka tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2025/2026 kaas oo u dhaxeeyo fasalada kala ah f1 iyo 8aad B labada fasalba waxaan u rajeynenaa guul nasiib wcn -allah.

    Maamulka macalimiinta iyo ardeyda schoolka waxa ay hambalyo u dirayaan ciyaartoday fasalka   kuwaaas oo kuu ku guley...
09/06/2026


Maamulka macalimiinta iyo ardeyda schoolka waxa ay hambalyo u dirayaan ciyaartoday fasalka kuwaaas oo kuu ku guleystay tartanka kubada cagta ee schoolka sanad dugsiyeedka #2025/2026.

     :ุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽูƒูู…ูŽุง ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ูŽุง ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑู:Dhamaan maamulka macalimiinta ardeyd...
04/06/2026

:
ุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู„ูŽูƒูู…ูŽุง ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ูŽุง ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑู:
Dhamaan maamulka macalimiinta ardeyda waalidiinta iyo Bahda reer oo isku duuban waxa ay hambalyo farxad aroos ah u dirayaan Mohamed Abdiwahid Abdullahi iyo marwadiisa meymuun yusuf sh.ibraahim oo manta meherkooda uu ka dhacay magaalada waxaan lee nahay isku waara ubad qeyr qabo kala hela
.

Schoolka Muctaraf waxa uu hambalyada iyo farxadda Ciidul Adxaa la wadaagayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo...
26/05/2026

Schoolka Muctaraf waxa uu hambalyada iyo farxadda Ciidul Adxaa la wadaagayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan ardayda, macallimiinta, iyo waalidiinta,
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan, Ciid Wanaagsan! Ciid Mubaarak.

Address

Mogadishu

Telephone

+252617940777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muctaraf Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category