Daru-Rahma Primary and Secondry School

Daru-Rahma Primary and Secondry School This is Daru-rahma P.S.S. it locates in Hodon district. this school supplies primary and Secondary

Qalin-jabiyaasha iyo Maamulkooda oo jawi dabbaaldeg kujira
17/07/2025

Qalin-jabiyaasha iyo Maamulkooda oo jawi dabbaaldeg kujira

Hambalyo dhammaan ardeyda Fasalka F4 ee sanadkan qalinbadalatay sidoo kale waxaan u rajeyneynaa ardeyda Fasalka 8aad dha...
17/07/2025

Hambalyo dhammaan ardeyda Fasalka F4 ee sanadkan qalinbadalatay sidoo kale waxaan u rajeyneynaa ardeyda Fasalka 8aad dhameysay inay dadaal iyo juhdi badan bixiyaan inta lagu jiro daraasada dugsiga sare. Guuleysta

25/12/2024
12/12/2024

Marki dayaxa lajoogo, sida uu dhulka umuuqanayo.

21/11/2024

Dhammaan Maamulka iyo Ardeyda Daru-Rahma Primary and Secondry School waxay hambalyo u dirayaan Macalimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Daaru-raxma oo ay maanta ku beegantahay maalinkooda 21 Nofeembar.

Macallinku waa lafdhabarka iyo awoodda soo saarta maskax caafimaad qabta.
Waxaan Macalimiinta u rajeynaynaa inuu Allah SW kasiiyo Ajar farabadan dadaalkooda aqooneed ee ay kushubayaan ardeyda.
Hambalyo markale.

Qaybaha Dhirta
20/11/2024

Qaybaha Dhirta

Maamulka Iyo Macalimiinta dugsiga Daaru-raxma waxay halkan uga tacsiyeynayaan Allaha unaxariistee  Ustaad Sheekh Cabdika...
21/09/2024

Maamulka Iyo Macalimiinta dugsiga Daaru-raxma waxay halkan uga tacsiyeynayaan Allaha unaxariistee Ustaad Sheekh Cabdikariim Sheekh Isxaaq Xasan oo ka mid ahaa Macalimiinta Soomaaliyeed, Sidoo kale kamid ahaa bahda Daaru-raxman oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allaha unaxariisto.

MAAMULKA, MACALIMIINTA IYO ARDEYDA DUGSIGA DAARU-RAXMA WAXAY HAMBALYO IYO BOOGAADIN UDIRAYAAN Cabdiraxmaan Xuseen Guure ...
26/08/2024

MAAMULKA, MACALIMIINTA IYO ARDEYDA DUGSIGA DAARU-RAXMA WAXAY HAMBALYO IYO BOOGAADIN UDIRAYAAN Cabdiraxmaan Xuseen Guure OO KAMID AHAA ARDEYDII KA QALIN-BADALATAY Daru-Rahma Primary and Secondry School ISLA MARKAANA KAMID AH BAREYAHAASHA HAATAN KA HAWLGALA DUGSIGA OO IDLEEYET HEERKA KOOWAAD EE JAAMACADDA
WAXAAN U RAJEYNEYNAA GUULO INTAAS KASII BADAN.

MACALIMIINTA DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY AYAA KA FAAIIDEYSTAY TABABAR MACALINNIMO OO LABO MAALIN KASOCDEY BEERTA BENAA...
25/08/2024

MACALIMIINTA DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY AYAA KA FAAIIDEYSTAY TABABAR MACALINNIMO OO LABO MAALIN KASOCDEY BEERTA BENAADIR.
WAXAANA GOOB-JOOG AHAA MAAMULAHA ISKUULKA DAARU-RAXMA AHNA GUDDOOMIYAHA DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY EE MUQDISHO Ciise Mahadalle

Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Muqdisho Muqdisho private schools  ayaa Seminar ku saabsan tababar Macalinmimo u qabtey...
24/08/2024

Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Muqdisho Muqdisho private schools ayaa Seminar ku saabsan tababar Macalinmimo u qabtey Bare-yaasha dugsiyada Gobolka Benaadir.
Waxaana bixiyey Ragga Professors ah.
Tababarkan ayaa socon doono Muddo labo maalin ah.

Dugsiga Daaru-raxma wuxuu u hambalyeynayaa Abdirisak Gure oo kamid ahaa ardeydii ka aflaxdey iskuulka oo si habsami leh ...
26/07/2024

Dugsiga Daaru-raxma wuxuu u hambalyeynayaa Abdirisak Gure oo kamid ahaa ardeydii ka aflaxdey iskuulka oo si habsami leh ay ugu soo idlaatey waxbarashada Jaamacadda, Abdirisaq wuxuu ahaa ardey dadaal badan oo ku suntan akhlaaq iyo kamira dhalin hadafkiisa ah.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Waa Ardeyda fasalka F4 oo maanta usoo gabogaboobey Imtixaanka Kaba danbeysta ah ee Fasalka 12aad.Dhammaan guul ayaan u r...
28/06/2024

Waa Ardeyda fasalka F4 oo maanta usoo gabogaboobey Imtixaanka Kaba danbeysta ah ee Fasalka 12aad.
Dhammaan guul ayaan u rajeyneynaa idamka Allaah

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252616227989

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daru-Rahma Primary and Secondry School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daru-Rahma Primary and Secondry School:

Shortcuts

Share

Category