Abuu Hureyra School

Abuu Hureyra School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abuu Hureyra School, Education Website, Mogadishu.

Waxaa maanta oo sabti ah 08/11/2025 inoo bilowday imtixaanka billaha ee sanad Dugsiyeedka 2025-2026 waxaan ardaydeena u ...
08/11/2025

Waxaa maanta oo sabti ah 08/11/2025 inoo bilowday imtixaanka billaha ee sanad Dugsiyeedka 2025-2026 waxaan ardaydeena u rajeyneynaa mustaqbal ifaya Alle idankii πŸ™

Waxaa geeriyootay Ayeeyada mid kamid ah ardayda Iskuulka *Abu* *Hureyra* Maamo............ Oo xalay ay u timid ajasheedi...
31/07/2025

Waxaa geeriyootay Ayeeyada mid kamid ah ardayda Iskuulka *Abu* *Hureyra* Maamo............ Oo xalay ay u timid ajasheedii.

Waxaan leenahay anaga oo isku duuban Maamul, macalin, waalid, arday iyo dhamaan howl-wadeenada Iskuulka Alle ha u naxariisto qabrigeedana ha u waasiciyo

AYEEYO { KUTUBEEY CALI AFRAX GUULEED } πŸ˜’πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ‘ˆ

Samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo gadaasheedna alle nama fidneeyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Alx waxaa maanta oo ah maalin Arbaco taariikhdu ay ku beegan tahay 25/6/2025 inoo soo gaba gaboobay imtixaan kii finalka...
25/06/2025

Alx

waxaa maanta oo ah maalin Arbaco

taariikhdu ay ku beegan tahay

25/6/2025 inoo soo gaba gaboobay

imtixaan kii finalka ee sanad dugsiyeedka

2024/2025

22/06/2025
AscWaxaa inoo socda imtixaan kii finally ga ahaa ee sanad dugsiyeedka 2024/2025 Kaas oo inoo soo bilaawday taariikhdu ma...
22/06/2025

Asc

Waxaa inoo socda imtixaan kii finally ga ahaa ee sanad dugsiyeedka 2024/2025
Kaas oo inoo soo bilaawday taariikhdu markii ay ahayd 18/6/2025 maalin Arbaco ah waxaana uu inoogu bilowday si wanaagsan waxaana uu inoo dhamaan doonaa taariikhdu markii ay tahay 25/6/2025 oo maalin Arbaco ah

ASC DHMN UMMADA MUSLIINTA AH MEELKASTOO EY JOOGAANWaxaa inoo jiro galabta kulan ka dhexeeya ardeyda labada xarun ee isku...
17/06/2025

ASC

DHMN UMMADA MUSLIINTA AH MEELKASTOO EY JOOGAAN

Waxaa inoo jiro galabta kulan ka dhexeeya ardeyda labada xarun ee iskuulka abu-hureyra

Qeybtiisa { SUUQA XOOLAHA }

IYO

Qeybtiisa { KAXDA }

>Abu-hureyra Suuqa Xoolaha

VS

>Abu-hureyra Kaxda

waxayna ka dhicidoontaa degmada kaxda gaar ahaan

{ STADIUM🏟 CALI JILIBEY }

Ciyaartu waxay bilaaban doontaa { 4:00 am ilaa 5:00 am ) galabnimo

Waxaana ay dhex mari doontaa Ardeyda ugu active san football ka ee labada xarun

Waana kulanka 2 aad ee Labada xarun dhex mara

Saadaalintu waa aya furantahay cidii sheegtaa dhibcaha lagu kala badin doono waxay leedahay abaal marin

Mhdsnidiin@ #@

Waa maalinnimo         TALAADO: 3/6/2025                                                          5/12/1446 Waa HistoryπŸ“–...
03/06/2025

Waa maalinnimo TALAADO: 3/6/2025
5/12/1446

Waa HistoryπŸ“– ga fasalka 8 aad

03/06/2025

TALAADO: 3/6/2025M

5/12/1446H
ALLE HA IDIIN FUDUDEEYO IMTIXAANKA

Waa maalintii sagoontinta fasalka 8 aad

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuu Hureyra School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share