Machadka Al-majdi

Machadka Al-majdi

Share

Machadka al-majdi waa machad lagu barto qur'anka kariimka iyo daraasaadka islaamka oo ay dhigayaan macallimiin khibrad u leh.

machadka waxa uu ku yaalaa deegaanka Garasbaaley, xaafadda macaani, dhabarka dambe isbitaalka macaani.

27/03/2026

Wargalin muhiim ah
Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ardeyda macalimiinta waaladiinta
In sitoosah u furmaayo Machadka Al-majdi te28/3/2026
وبالله توفيق والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته

19/03/2026

Machadka Al majdi ee Soomaaliya waxay ugu hambalyaynayaa Soomaaliya iyo Ummadda Soomaaliyeed iyo Ummadda Islaamka munaasabadda Ciidul Fidriga, Ilaahay ha inagu soo celiyo anaga iyo idinkaba.
Taqabalallahu minaa wa minkum saalixal acmaal.
Soo noqosho farxad leh.

18/03/2026

“Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday barnaamijkii Fahan iyo Faa’iido oo uu soo qabanqaabiyey Machadka Al-Majdi, kaas oo socday muddadii bisha barakeysan ee Ramadan. Barnaamijkan wuxuu ahaa mid aqoon iyo faham diini ah kor u qaaday, isla markaana bulshada u horseeday faa’iido weyn. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan ka qaybgalayaashii iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelintiisa.”

Photos from Machadka Al-majdi's post 11/03/2026
11/03/2026
11/03/2026

Galabkii labadee barnaamijka nuurul majdi

11/03/2026

Xaflada abaalmarinta musaabaqada Ramadanka ee uu qabto Machadka Al-majdi

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

https://www.youtube.com/@maxamedxuseynibrahim2329, https://www.youtub

Address


Garasbaaley Macaani
Mogadishu